Ciidanaka Badda oo Soo Bandhigay Qalab ay Lahaayeen Maraakiib Ka Kaluumeysanaysay Xeebaheena
Written by Admin   
Wednesday, 25 November 2009
Waxaa ciidamada badda soo bandhigeen qalabka lagu kaluumeysto kuwaasoo ay ka soo qabqabteen maraakiib shisheeye oo caadeystay inay ka kaluumeystaan badda iyo xeebaha ku dhow dhow Soomaaliya. Admiral Guuto faarax Axmed (faarax qare) oo ah talyaha ciidamada Marineska ee Soomaaliya ayaa bandhigaas ka jeediyay hadal gaaban ee uu ku faahfaahinayo dhibaatooyinka iyo qasaaraha ay keenaan kooxaha shisheeye ee sida sharci daradda ah u dal dasha qayraadka baddeena. Daawo warbixintan ah video ku saabsan bandhigaas. UniversalTV
Last Updated ( Wednesday, 25 November 2009 )