|
Taliyaha dalka oo Ka Hadlay Faroole iyo Ahlu Sunna - Shirjaraa'id |
|
Written by Admin
|
|
Saturday, 21 November 2009 |
Sh. Shariif ayaa shir jaraa'id uu dhowaan ku qabtay Muqdisho, kaga hadlay xiriirka ka dhexeeye Ahlu Sunna Wal jamaaca iyo war la hayay beryahaan oo sheegay in tafaraaruq soo dhexgalay dowladda KMG ah iyo iyaga. Sidoo kale waxaa uu kaga hadlay shirkan jaraa'id kulan uu dhowaan la yeeshay madaxweynaha maamul goboleedka Puntland isagoo faahfaahin ka bixiyay waxyaabihii Faroole uu miiska soo saartay. Daawo video-gan ah shirkii Jaraa'id ee uu Madaxweynuhu dhowaan ku qabtay Muqdisho.
Get Free Video and Voice Calls - Download Paltalk Now!
Do You Need Web Site? But don't Have Credit Card? No Problem! Get iiDhis Web Design-Professional Web Site Design
Not Sure about Domain Names and Web Sites?
Read article: How to buy domain name that people will remember? What comes with a web site? |
|
Last Updated ( Saturday, 21 November 2009 )
|