Dalkanews Videos

  • Narrow screen resolution
  • Wide screen resolution
  • Auto width resolution
  • Decrease font size
  • Default font size
  • Increase font size
You are here: Home arrow Filimada arrow Univ.TV Videos arrow 30 Dhalinyar Reer Burco ah oo Badda Qaadday Iyagoo Tahriibaya
Paltalk Basic Registration 468x60px

30 Dhalinyar Reer Burco ah oo Badda Qaadday Iyagoo Tahriibaya PDF Print E-mail
Written by Admin   
Thursday, 01 October 2009
Naag ooyeysa_Somalilander Dhalin yar gaareysa 30 ayaa 18 kii bishan ka baxay magaalada Tiribuli ee Dalka Liibiya iyagoo u tahriibay Yurub raacayna doon. Dhalinyartii ayaa hadda lagu la'yahay badda iyadoo wararka la is dhexmarinayo magaalada ay sheegayaan in dhalinyartaasi ay badda ku geeriyoodeen. UniversalTV ayaa soo wareysatay eheladdii ay dhalinyartaasi magaalada Burco uga tageen, kuwaas oo aad u murugeysan. Dhalinyarta la la'yahay ayaa ka mid ah C/naasir Sacaad Ducaale 19 jir, iyo Guuleed Suldaan Cali oo 20 jir. Sidoo kale Jaamac Haruuse Siciid iyo C/rashiid Xasan Ismaaciil oo eheladiisu ugu dambeeysay markii uu ka tahriibayay Liibiya isagoo soo sheegay inuu markaas doon sii raacay.
Last Updated ( Thursday, 01 October 2009 )
 
< Prev   Next >

Money making becomes fun when you write about your area of interest and help others learn more about that area of interest and make yourself some money online at the same time. Below are some simple ways that people have used to make money online from their hobbies and areas of interest

Read more...
 

How to buy domain name that people will remember? What comes with a web site?
 Services such as domain name registration and web hosting are seperate but often bundled together. It is like buying a car and an insurance in the same car lot, in that if you buy domain name, you're often upsold to buy web hosting. Similarly, web hosting companies often guide you to purchasing a domain name for their web hosting service you get. It is like getting the tea for your water and sugar to make real good tea.
Read more...