You are here: HomeUniv.TV Videos Xisbiyada isaga soo horjeeday Doorashada Gobollada waqooyi oo saxiixay Heshiis
Xisbiyada isaga soo horjeeday Doorashada Gobollada waqooyi oo saxiixay Heshiis
Written by Admin
Thursday, 01 October 2009
Madaxweynaha gobolladda waqiiye ee Somaliland iyo labada gudeemiye Ucud iyo Kulmiye oo saxiixay heshiis ka koobnaa lix qodob oo ee beesha caalamka usoo gudbisay dowladda Somaliland. Waa Universaltv warbixin ay ka soo diyaarisay. Madaxweyne Riyaale ayaa sidoo kale amar ku bixiyey in la sii daayo dadkii lagu soo xirxiray mudaaharaadyo dhowaan ka dhacay magaalada Hargeysa kuwaas oo isaga looga soo horjeeday. Xaflad loo qabtay saxiixa heshiiskan ayaa waxaa ka qudbeeyay gudoomiyaha xisbiyada mucaaradka iyo wikiilo ka socda dowladda Ingiriiska oo wakiil uga ahaa beesha caalamka fulinta heshiiska. Daawo warbixinta Universal TV ee ku saabsan arinkaan
Money making becomes fun when you write about your area of interest and help others learn more about that area of interest and make yourself some money online at the same time. Below are some simple ways that people have used to make money online from their hobbies and areas of interest
How to buy domain name that people will remember? What comes with a web site?
Services such as domain name registration and web hosting are seperate but often bundled together. It is like buying a car and an insurance in the same car lot, in that if you buy domain name, you're often upsold to buy web hosting. Similarly, web hosting companies often guide you to purchasing a domain name for their web hosting service you get. It is like getting the tea for your water and sugar to make real good tea.