|
Wiil Yar oo Wajiga Xabadi Ka Leeftay oo Qaliin loogu Wado Dibadda |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Wednesday, 25 November 2009 |
AssociatedPress Video: Wiilkan ayaa kadib markii xabad isaga iyo hooyadii lagu soo riday dhaawac weyn ka gaaray wajiga isagoo halkaa ku waayay sanka, afka iyo qaar ka mid ah labada daan. Dhowaan ayaa wiilka loo qaaday Kenya halkaa oo dhaqaatiir isku dayeen inay dib udhisaan wajiga hase yeeshee aysan ku guuleysan. Sanadkan soo socda ee cusub bilaawgiisa ayaa la rajeynayaa in wiilka loo qaada Europe ama U.S si qaliin mar kale loogu soo celiyo wajigiisii. Daawo Video-gan (AP)
|
|
Last Updated ( Wednesday, 25 November 2009 )
|