Dalkanews Videos

  • Narrow screen resolution
  • Wide screen resolution
  • Auto width resolution
  • Decrease font size
  • Default font size
  • Increase font size
You are here: Home arrow Filimada arrow News Videos arrow Labadii La Heyste ee Britishka U Dhashay oo Video Laga Soo duubay
Paltalk Basic Registration 468x60px

Labadii La Heyste ee Britishka U Dhashay oo Video Laga Soo duubay PDF Print E-mail
Written by Admin   
Tuesday, 24 November 2009
Daawo Video-gan Laga Soo Duubay Labadii Brithishka ahaa ee dhowaan (bil ka hor) lagu Qabsaday doon ay wateen ee burcad badeed la wareegtay. Dhagayso sida ay u cabaadeen.

VIdeo-ga ayaad ka dhex arki kartaa kooxaha burcad badeedka oo ku ilaalinaya labada qof ee ay heystaan qoryaha nuucyadiisa kala duwan kuwaas oo ku soo aadiyay jihada labada qof ay ka taagnaayeen. Labadan qof ayaa aad iyo aad ugu weydiisanaya dowladda Britian iyo weliba shacabkooda inay ugu yaraan la bilaabaan burcad badeedka wadahadal si aan naftooda loo qaarijin. Channal4 News ayaa intaas ku dareysa in dowladda Ingiriiska aysan u soo jeedin inay bixiso lacagta madax furashada (taasoo gaareysa $7M) hase ahaatee laga shaqeynayo sida looga dhaadhici lahaa burcad badeedkan in labadan qof ay u dhigmin intaas oo lacag ah.

Paltalk Basic Registration 125x125px
Last Updated ( Wednesday, 25 November 2009 )
 
< Prev   Next >

Money making becomes fun when you write about your area of interest and help others learn more about that area of interest and make yourself some money online at the same time. Below are some simple ways that people have used to make money online from their hobbies and areas of interest

Read more...
 

How to buy domain name that people will remember? What comes with a web site?
 Services such as domain name registration and web hosting are seperate but often bundled together. It is like buying a car and an insurance in the same car lot, in that if you buy domain name, you're often upsold to buy web hosting. Similarly, web hosting companies often guide you to purchasing a domain name for their web hosting service you get. It is like getting the tea for your water and sugar to make real good tea.
Read more...