You are here: HomeFilimadaUniv.TV Videos Aadan Madoobe oo Ka Hadlay Kulan uu La Yeeshay Hey'adaha Deeq Bixiyeyaasha
Aadan Madoobe oo Ka Hadlay Kulan uu La Yeeshay Hey'adaha Deeq Bixiyeyaasha
Written by Admin
Saturday, 21 November 2009
Sh Aadan madoobe, ayaa dhowaan Nairobi kula kulmay hayadaha deeqaha bixiya sida UNDP AWEBA NDI iyo kuwa kale si ay uga wada xaajoodaan waxyaalo kala duwan oo baarlamaanka u baahanyahay. Waxaa kale ee uu la kulmay gudiyo ka socda Midowga Yurub, Norway iyo Mareykanka kuwaasoo uu kala hadlay arimaha nabadgelyada iyo dhisidda dastuurka ee Soomaaliya. Waxaa ka mid ahaa qudobadda ugu muhiimsanaa ee kulankaasi la isku soo qaaday in siminaaro loo qabto xilibaanada baarlamaanka si ay u bartaan arrimaha waajibaadkooda baarlamaanka. Daawo Sh. Aadan Madoobe oo si dheer u faahfaahinaya kulankaas.
Money making becomes fun when you write about your area of interest and help others learn more about that area of interest and make yourself some money online at the same time. Below are some simple ways that people have used to make money online from their hobbies and areas of interest
How to buy domain name that people will remember? What comes with a web site?
Services such as domain name registration and web hosting are seperate but often bundled together. It is like buying a car and an insurance in the same car lot, in that if you buy domain name, you're often upsold to buy web hosting. Similarly, web hosting companies often guide you to purchasing a domain name for their web hosting service you get. It is like getting the tea for your water and sugar to make real good tea.