You are here: HomeUniv.TV Videos Alshabaab oo Calankeena Ku Sheegay Mid ay Gaalo Soo Dhiibtay hadii Laga Waayay Astaamaha Dhaqankeena
Alshabaab oo Calankeena Ku Sheegay Mid ay Gaalo Soo Dhiibtay hadii Laga Waayay Astaamaha Dhaqankeena
Written by Admin
Tuesday, 17 November 2009
Sarkaal ka tirsan Ururka Alshabaab lana yiraah Sh. Suldaan Maxamad Almaxamed oo ah madaxa tacliinta iyo dacwada ee gobolka Shabeelada Hoose ayaa Universal TV u sheegay in ururka uu ka tirsan aysan marnaba wadahadal la galayn dowladda KMG ah ee Soomaaliya. Waxaa kale ee intaas ku daray in ay beentahay wararka dadka beryahaan is dhexmarinayaan ahna in walaayadu dadka ilkaha dahabka ka siibtaan iyo in qofkii aan iyaga raacsaneyn dilaan. Mar laga wareystay arrinta calanka ayuu sheegay in calanka ay macquul tahay in raggii markii horeba soo alifay looba soo dhiibay oo asalkiisu gaalo ka yimid. Waxaa uu Almaxamed ku daray in uusan lahayn astaamaha dhaqanka Soomaaliyeed maadaama aysan ka muuqan waxyaabaha hidaha iyo dhaqanka sida waranka, haraga, iyo biloowaha.
Money making becomes fun when you write about your area of interest and help others learn more about that area of interest and make yourself some money online at the same time. Below are some simple ways that people have used to make money online from their hobbies and areas of interest
How to buy domain name that people will remember? What comes with a web site?
Services such as domain name registration and web hosting are seperate but often bundled together. It is like buying a car and an insurance in the same car lot, in that if you buy domain name, you're often upsold to buy web hosting. Similarly, web hosting companies often guide you to purchasing a domain name for their web hosting service you get. It is like getting the tea for your water and sugar to make real good tea.