| Barakacayaasha Koonfur ka Cararay oo Waqooyiga Xerooyinkooda Ku Xareysan : Aljazeera oo Kormeertay |
|
|
|
| Written by Admin | |
| Friday, 13 November 2009 | |
|
Dadka ka qaxay dagaalada sokeeya ee ka socda gobollada koonfureed ee Soomaaliya ayaa qaarkood u gudbeen goballada waqooyiga Soomaaliya sida kuga la magacbaxay Somaliland. Maxamed Cadoow oo Aljaziira usoo diyaariyay barnaamijkan ku saabsan barakacayaal qax ku gaaray magaalada Burco ee gobolka Togdheer. |
|
| Last Updated ( Friday, 13 November 2009 ) |
| < Prev | Next > |
|---|
|
||||
|
|||||