You are here: HomeFilimadaLatest Diyaaradaha Laga Hago Meelo Fog oo La Bilaabay In Lagu Goobo Burcad Badeedka
Diyaaradaha Laga Hago Meelo Fog oo La Bilaabay In Lagu Goobo Burcad Badeedka
Written by Admin
Friday, 13 November 2009
Diyaarada duulaha iyagoon qofna ku dhex jirin lagana hago remote control ayaa loo isticmaalaa goobista kooxaha burcad badeedka ah. Inkastoo ay diyaaradahan ay ka arki karaan burcad badeedka meelo fog, hadana waxaan u suurto gelin inay diyaradu ama dadka kaamiradeeda ka arka masawirrada ay soo gudbiso, inay ogaadaan in dadka doonta ay fiirinayso markaas saaran ay yihiin burcad badeed ama dad kaluumeysanaya, sababtoo ah, burcad badeedku waa qarsadaan hubkooda oo diyaaradu ma arki karto hubka.
Money making becomes fun when you write about your area of interest and help others learn more about that area of interest and make yourself some money online at the same time. Below are some simple ways that people have used to make money online from their hobbies and areas of interest
How to buy domain name that people will remember? What comes with a web site?
Services such as domain name registration and web hosting are seperate but often bundled together. It is like buying a car and an insurance in the same car lot, in that if you buy domain name, you're often upsold to buy web hosting. Similarly, web hosting companies often guide you to purchasing a domain name for their web hosting service you get. It is like getting the tea for your water and sugar to make real good tea.