Dalkanews Videos

  • Narrow screen resolution
  • Wide screen resolution
  • Auto width resolution
  • Decrease font size
  • Default font size
  • Increase font size
You are here: Home arrow News arrow Askari Dhowaan Afgooye Dhaqtar Ku Toogtay oo Isna maanta La Toogtay
Paltalk Basic Registration 468x60px
Askari Dhowaan Afgooye Dhaqtar Ku Toogtay oo Isna maanta La Toogtay PDF Print E-mail
Written by Admin   
Sunday, 08 November 2009
Askari dhowaan maalin cad naftiisa u oqoonsaday dhaqtar caan ahaa isagoo toogtay ayaa maanta lagu fuluyay dil toogasho ah kaasoo ka dhacay magaalada afgooye kadib codsi ka yimid eheladii dhaqtarku ka dhintay.  Askarigan, C/qaadir Maxamed Cabdi ayaa la qisaasy ka dib markii uu dhowaan dil u geestay nin dhaqtar ah gudaha degmada Afgooye.  Qisaasta ayaa waxaa ay ka dhacday goob fagaaro ah ee bartamaha degmada Afgooye, halkaasoo ay isugu yimaadeen dadweyne fara badan, waxaana la hadlay sarkaal ka tirsan waaxda garsoorka ee maamulka Xisbul Islaam.
Waxaa Sh. Cusmaan Macalin Siidow uu ku war geliyay bulshada Muslimka ee ku nool gobolkaasi Sh/Hoose in aan jirin cid looga gabanayo ku fulinta Sharciga Islaamka, xittaa hadii uu yahay mas'uul ama askari.
 
Dilka lagu fuliyay askarigan ayaa waxaa uu ka dambeyay ka dib markii sidaasi ay dalbadeen qoyska uu ka soo jeedo dhaqtarka oo lagu magacaabi jiray Cusmaan Macalin Aadan todobaadkii horena lagu dilay degmada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose.
 
Waa markii ugu horeysay oo ururka Xisbul Islaam fuliyo xukun qisaas ah tan iyo markii ururka la aas aasay.
 
 Dalkanews.com
 
< Prev   Next >

Money making becomes fun when you write about your area of interest and help others learn more about that area of interest and make yourself some money online at the same time. Below are some simple ways that people have used to make money online from their hobbies and areas of interest

Read more...
 

How to buy domain name that people will remember? What comes with a web site?
 Services such as domain name registration and web hosting are seperate but often bundled together. It is like buying a car and an insurance in the same car lot, in that if you buy domain name, you're often upsold to buy web hosting. Similarly, web hosting companies often guide you to purchasing a domain name for their web hosting service you get. It is like getting the tea for your water and sugar to make real good tea.
Read more...