Dalkanews Videos

  • Narrow screen resolution
  • Wide screen resolution
  • Auto width resolution
  • Decrease font size
  • Default font size
  • Increase font size
You are here: Home arrow News arrow Gudoomiye Ku Xigeen Shiddo Ka Abuuray Xilkii Maamulka G.Banaadir oo Laga Xayuubay
Paltalk Basic Registration 468x60px
Gudoomiye Ku Xigeen Shiddo Ka Abuuray Xilkii Maamulka G.Banaadir oo Laga Xayuubay PDF Print E-mail
Written by Admin   
Saturday, 07 November 2009
Gudoomiye kuxigeenkii hore ee maamulka gobolka Banaadir ayaa la sheegayaa in uu si toos ah uga hor yimid amar looga qaadayo masuulnimada maamulka gobolka Banaadir isagoo aanan rumeysneyn in xilka laga qaaday. 
Gudoomiye kuxigeenka ayaa gabi ahaanba diidan xil ka qaadista shalay lagu sameeyay.
 
Shir saxaafadeed uu Gudoomiye Ku xigeenkii hore ee gobolka banaadir, Axmed Aadan Shiddo, ku qabtay maanta magaalada Muqdisho ayuu ku sheegay in ay tahay talaabo sharci darro ah xil ka qaadistii dhamaan masuuliyiintii maamulkii hore ee gobolka banaadir shalay lagu sameeyay, kaas uu isagu ka mid ahaa.
 
 
Sida uu Shiddo ku andacooday, majirto cid isaga xilka ka qaaday, waxaana xilka qaadi karta ayuu yiri, Golaha Deegaan Gobolka Banaadir oo kaliyah.
 
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maalintii shalay xilka ka xayuubisay dhamaan masuulkii Gobolka Banaadir, waxaana maamulkaa gudoomiyaha ka ahaa Maxamed Cusmaan Cali (Dhagaxtuur).
 
 
< Prev   Next >

Money making becomes fun when you write about your area of interest and help others learn more about that area of interest and make yourself some money online at the same time. Below are some simple ways that people have used to make money online from their hobbies and areas of interest

Read more...
 

How to buy domain name that people will remember? What comes with a web site?
 Services such as domain name registration and web hosting are seperate but often bundled together. It is like buying a car and an insurance in the same car lot, in that if you buy domain name, you're often upsold to buy web hosting. Similarly, web hosting companies often guide you to purchasing a domain name for their web hosting service you get. It is like getting the tea for your water and sugar to make real good tea.
Read more...