Dalkanews Videos

  • Narrow screen resolution
  • Wide screen resolution
  • Auto width resolution
  • Decrease font size
  • Default font size
  • Increase font size
You are here: Home arrow News arrow Xisbul Islaam oo Beledweyne U Sameeynaya Maamul Cusub
Paltalk Basic Registration 468x60px
Xisbul Islaam oo Beledweyne U Sameeynaya Maamul Cusub PDF Print E-mail
Written by Admin   
Saturday, 07 November 2009
Waxaa wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne sheegayaan inay magaaladaas haatan ka socoto diyaar garoow shacabku u galayaan sidii ay ula dhaqmi lahaayeen maamul cusub oo laga sameynayo dhowaan oo hoos taga ururka hubeysan ee Xisbul Islaam, kadib markii ururkaasi ku dhaqaaqeen inay magaalada Beledweyne u dhisayaan Maamul Cusub.
Maxamed Wehliye Odawaa oo ah sarkaal u qaabilsan Xisbul Islaam arrimaha magaalada Beledweyne ayaa shir jaraa'id maalintii shalay ahayd ku bixiyay magaaladaasi isagoo ka dhawaajiyay in mar dhow ay u dhisayaan maamul ku meel gaar ah magaalada Beledweyne.
 
Wuxuu sarkaalku intaa raaciyay in madaxda sarsare ee ururka Xisbul Islaam ay haatan ku howlan yihiin si loo arrimiyo maamulka lagu wado in Xisbul Islaam u matalo magaalada Beledweyne iyo xubinnada maamulkaas loosii dhiibi doono.
 
Kudhawaaqidda maamulkaas ayaa sida Maxamed Wehliye sheegay kusoo beegmi doonto maaalmaha soo socda.
 
Xisbul Islaam ayaa dhowaan dagaal si buuxda kula wareegay magaalada Beledweyne kadib markii ay uga hortageen Shanta Kundishe ciidamo ka socday dowladda KMG ah kuwaasoo weerar kusoo qaaday.
 
Waxii kusoo kordha warkaan kala soco dalkanews.com
 
Dalkanews.com Muqdisho
 
< Prev   Next >

Money making becomes fun when you write about your area of interest and help others learn more about that area of interest and make yourself some money online at the same time. Below are some simple ways that people have used to make money online from their hobbies and areas of interest

Read more...
 

How to buy domain name that people will remember? What comes with a web site?
 Services such as domain name registration and web hosting are seperate but often bundled together. It is like buying a car and an insurance in the same car lot, in that if you buy domain name, you're often upsold to buy web hosting. Similarly, web hosting companies often guide you to purchasing a domain name for their web hosting service you get. It is like getting the tea for your water and sugar to make real good tea.
Read more...