Dalkanews Videos

  • Narrow screen resolution
  • Wide screen resolution
  • Auto width resolution
  • Decrease font size
  • Default font size
  • Increase font size
You are here: Home arrow News arrow Maqaal: Sh.Shariif Cumar C/rashiid Naga Baandheey
Paltalk Basic Registration 468x60px
Maqaal: Sh.Shariif Cumar C/rashiid Naga Baandheey PDF Print E-mail
Written by Admin   
Saturday, 07 November 2009
Sh.Shariif waxa lagu diidan yahay oo ugu waa weeyn waxaa ka mid ah in uusan garan weli siyaasada iyo ujeedada loo abuuray dowlada midnimada qaran,hadaba maxaa loo abuuray sh.shariif iyo dowlada midnimada qaran?
Dhibaatada ugu weeyn xiligaan ee soamalia dhexdeeda waxaa lagu soo koobi karaa oo kaliya in reer koonfur eey yihiin kuwa aanan laheeyn dowlada ama nidaam maamuleed soo celin kara nabada iyo kala danbeeynta halka Puntland iyo Somalialand eey leeyihiin dowladado ama maamulo u gaar ah kuwaas oo soo celiyaay nabada iyo kala danbeeynta dhulalka waqooyi iyo waqooyi bari ee dal-weeynihii la dhihi jiray jamhuuriyada somalia.
 
Ujeedada loo abuuray dowlada midnimada qaran .
 
Maadaama reer koonfureedka aaneeyn laheeyn nidaam maamul xaqna eey u leeyihiin in eey sameeystaan maamul in ugu horeeyn dowlada midnimada qaran inta ugu faraha badan laga qeeyb geliyo reer koonfureedka,kuwa xiligaan maamulka u dhisan yahayne sida Somaliland iyo Puntland eeyan marna ka muuqan xilalka dowlada midnimada qaran inta nidaam iyo kala danbeeyn looga helaayo reer koonfureedka,waxaa quman in kuwii Maquuste Ethiopianka la gulfinayay in eeynan marna ka qeeybgalin dowlada midnimada qaran waayo waxeey shacabka ama siyaasiyiinta reer koonfur u arkaan tahayne in loo arko kuwo ka qeeybqaatay xasuuqii Ethiopianaka uu ka geeystay Muqdisho 2006 ilaa 2008, waxaan qoray qormo aan ugu magacdaray Bal Shariifka ha loo sheego oo aan ka xusayo xiligaan tixdaan hoos ku qoran,waxaad moodaa in sh.shariif eey isaga darsameeyn haraagii Maquuste iyo mujaahidiinta dhiiga u daadiyay dalka,dadka iyo diinta,Maquustihii qayaanee qaranka iib geeyay iyo kii difaacee dhisee dhiga u daadshay haddii eey isaga kaa darmaan dabacday howshiiye is dibdhaafka meeshaa ku jiro bal aan shariifka u sheego,waxaad moodaa in sh.shariif cida uu r/wasaare ka dhigayo in eey mudneey in uu aad ugu fiirsado balse cumar c/rashiir oo ka soo jeedo Puntland in uu ka dhigo xaq ma aheeyn waayo shacabka iyo siyaasiinta isamada iyo waxgaradka reer Puntland waxaa eey ahaayeen kuwa ku faraxsanaa xasuuqo Maquuste iyo huwanta Ethiopia ka wadeen reer koonfur,marna kama eeyan hadal xasuuqa Maquuste ee xamar ka socday waxaan aad ugu hambalyeeynayaa ninka kaliya ee reer Puntland ka gilgishay arinkaa in uu ahaa C/risaaq xaaji taariikhda ayeeyna meel wanaagsan ka gashay.Reer Puntland & Somalilabd raga uu xililka waaweeyn u dhiibay maxeey u soo kordhin karaan sh.shariif iyo reer koonfur waxba balse maamul laáan iyo in umada eeyan isku imaan.
 
Kadar oo dibi dhal haddii aad fiiriso dolwda uu soo dhisay Cumar C/rashiid inta ugu faraha badan waxeey ka soo jeedaan Somaliland iyo Puntland sow kaaf iyo kala dheeri maaha ujeedada loo abuuray dowlada midnaimada qaran iyo hada sida eey tahay,suįal quman in leeys weeydiiyo waxeey tahay r/wasaaraha iyo wasiirada ka soo jeedo Somaliland iyo Puntland maxeey ka geli karaan xoogaga mucaaradka waayo isku reer maba ahan,koonfur kuwa ka dagaalamaya ee mucaaradka waxaa qumaneeyd in r/wasaare ka yimid koonfur in uu doorto shariifka si loo furdaamiyo nabada iyo wada noolaansha umada somalia,akhristow dib u fiiri r/wasaare Nur Cade iyo sida uu ugu soo dabaalay mucaaradka dib u heshiisiintii ka dhacday Jabuuti,xaqiiqdii N.Cade waxaa uu ka yimid koonfur reerka uu ka dhashay waxeey ahaayeen mucaarad ugu danbeeybtiina waa uu ka miro dhaliyay sh.shariif maxaa u diiday in uu r/wasaae ka dhigo nin Mareexan ah ama nin dirta koonfur ah nin dowlad leh ayuu dowlad kale ugu daray alow sahal umuuraha.dib u fiiri Cumar C/rashiid,Cali Jaamac Jangeli, Cabdalla Boos, Ciiro,Cumar Oomar iwm oo runtii aanan siyaasada socotaa qiimo ku laheeyn in xil loo dhiibaa waa qalad fadlan shariif naga baandhee.
 
Dib u socadkii baas markii dibada loo tuuray,
waa taa dalkeenii is bedel duhur dharaareed,
Maquustihii shisheeyaha dalbaday ee shubayay dhiigeena Maquustihii sharmooyee wanaag sheeyna laga waayay Maquustahii shuftoobee ka tagay sheegashada diinta
Maquustihii qayaanee Qaranka iib geeyay
iyo kii difaacee dhisee dhiiga u hibeeyay,
haddii eey iskaga kaa darmaan dabacday howshiiye is-dib dhaafka meeshaa ku jiro bal aan shariifka u sheego.
Maquustihii ragbaa( N.Cade ) sahansadoo siibtay haragiise,
hana daayo ruuxaan qalbiga daahir ka aheeyne,
ee maxaad ugu abaal gudi ragii siibtay haragiisa,
in aan doonida wada saaranahay bal aan shariifka u sheego.
 
Xarunta reer yurub markii uu tagay Cumar C/rashiid runta ayaa loo sheegay waxaana ugu weeyneed markii uu reer yurub u soo bandhigay in Puntland lagu maalgeliyo la dagaalanka burcadbadeedka balse si cad ayaa looga sheegay in C/faroole uu yahay madaxa burcadbadeedka somalia ,suaasha ugu weeyneed waxeey aheeyd maxaad ku soo kordhisay dowlada midnimada qaran inta aad noqotay r/wasaare ????
 
waxaa si cad loogu wargeliyay in reerka uu ka dhashay eeyan mucaarad aheeyn sidaa darteed eey quman tahay in r/wasaare ka soo jeedo qabiilada reer koonfur in la magacaabo si loo helo dariiq lagula gorgortamo mucaaradka,waxaa lagu wargeliyay in lacagta loo yaboohay somalia aanan la siin maadaama uu dalka kala qeeybsan yahay mucaaradkana eeyan weli ka mid noqon dowlada.Hadaba inta xilka eey hayan kuwii dalka,dadka iyo diinta ku xasuuqay Ethiopia in eeyan nabadi soo dhaweeyn.Reer Puntland & Somalilabd raga uu xililka waaweeyn u dhiibay maxeey u soo kordhin karaan sh.shariif iyo reer koonfur waxba balse maamul laáan iyo in umada eeyan isku imaan.
 
Al-Shabaab waxaa quman in eey ka fekeraan qaranimada somalia halka eey ka fekereeysaan Alska ama Qudus,Al shabaab waxaad moodaa in eey yihiin kuwo aanan indho laheeyn aragtidoodana eey aad u guracan tahay,waxaase kala furfuri lahaa haddii r/wasaare ka soo jeeda reer konfur la heli lahaa aslow sahal umuuraha.
 
Dr.Ali.A.HIrabe
This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it
 
Last Updated ( Saturday, 07 November 2009 )
 
< Prev   Next >

Money making becomes fun when you write about your area of interest and help others learn more about that area of interest and make yourself some money online at the same time. Below are some simple ways that people have used to make money online from their hobbies and areas of interest

Read more...
 

How to buy domain name that people will remember? What comes with a web site?
 Services such as domain name registration and web hosting are seperate but often bundled together. It is like buying a car and an insurance in the same car lot, in that if you buy domain name, you're often upsold to buy web hosting. Similarly, web hosting companies often guide you to purchasing a domain name for their web hosting service you get. It is like getting the tea for your water and sugar to make real good tea.
Read more...