Dalkanews Videos

  • Narrow screen resolution
  • Wide screen resolution
  • Auto width resolution
  • Decrease font size
  • Default font size
  • Increase font size
You are here: Home arrow News arrow Qaraxyo isdaba joog ah oo ka dhacay magaalada Boosaaso ee gobalka Bari
Paltalk Basic Registration 468x60px
Qaraxyo isdaba joog ah oo ka dhacay magaalada Boosaaso ee gobalka Bari PDF Print E-mail
Written by Admin   
Thursday, 05 November 2009
Fiidkii hore ee habeenkii xalay ayaa waxaa ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari  ee Puntland labo qarax oo aad u xoogan kuwaas oo loo adeegsaday bambooyinka gacanta laga tuuro.
Inkasta oo aan la sheegin wax qasaare nafeed ah oo ka dhashay ayaa hadana waxaa ay saamayn ku yeelatay  daganaashaha guud ee magaalada Boosaaso waxaana mudo gudaha magaalada laga maqlayay rasaas ay ridayeen booliska Puntland.
 
Taliyaha boolika gobalka BariCcusmaan Cawke ayaa sheegay in qaraxyada dhawaanahaan kusoo noqnoqday magaaladaasi ay wadaan kooxo qaswadayaal ah oo aanu carbaabin waxa ay yihiin.
 
Magaalada Boosaaso ayaa habeenadii lasoo dhaafay waxaa ay hooy u noqotay rabshado isdabajoog ah kuwaas oo u badnaa qaraxyo lagu bartilmaameedsanayay xarumuramaha booliska iyo xafiisyada maamulka magaalada Boosaaso.
 
Dalkanews.com, Boosaaso
 
< Prev   Next >

Money making becomes fun when you write about your area of interest and help others learn more about that area of interest and make yourself some money online at the same time. Below are some simple ways that people have used to make money online from their hobbies and areas of interest

Read more...
 

How to buy domain name that people will remember? What comes with a web site?
 Services such as domain name registration and web hosting are seperate but often bundled together. It is like buying a car and an insurance in the same car lot, in that if you buy domain name, you're often upsold to buy web hosting. Similarly, web hosting companies often guide you to purchasing a domain name for their web hosting service you get. It is like getting the tea for your water and sugar to make real good tea.
Read more...