Dalkanews Videos

  • Narrow screen resolution
  • Wide screen resolution
  • Auto width resolution
  • Decrease font size
  • Default font size
  • Increase font size
You are here: Home arrow News arrow Dakadda Muqdisho oo maanta dib u hawlbilaawday ka dib markii laxaliyey qilaaf ka taagnaa
Paltalk Basic Registration 468x60px
Dakadda Muqdisho oo maanta dib u hawlbilaawday ka dib markii laxaliyey qilaaf ka taagnaa PDF Print E-mail
Written by Admin   
Wednesday, 04 November 2009
Dakadda caalamiga ah ee magaalada Muqdisho ayaa maanta si rasmi ah dib hawleheedii ugu bilaawday ka dib markii ay dakaddu hakad gashay maalmihii ugu danbeeyay sababo la xiriira muran u dhexeeyay maamulka dakada iyo ganacsatada gobalka banaadir. Arintaan ayaa looga dhawaaqay kulan balaaran oo ay kasoo qayb galeen madax ka tirsan DKMG iyo midowga ganacsatada gobalka Banaadir oo maanta ka dhacday gudaha dekadda magaalada Muqdisho.

Kusimaha raysalwasaaraha Soomaliya ahna wasiirka kaluumaysiga iyo qayraadka badda ayaa shirkaasi ka dib u sheegay saxafiyiinta in hawlaha dakadda ay caadi yihiin murankiina la xaliyay dhankoodana gudoomiyaha ganacsatada gobalka Banaadir Maxamuud Cabdi Kariim gabayre ayaa sheegay in ay aqbaleen in ay dib hawlahooda u qabsadaan ayna ku faraxsanyihiin.
 
Sagaal maalmood ka dib ayaa maanta waxaa dakada si caadi ah looga dajinayay badeecooyinka dulsaaran ugu yaraantii 4 markab oo xiligaan ku xiran dakadda Muqdisho.
 
Muranka ayaa waxaa uu salka ku hayay qaabka baarista alaabta kasoo dagaysa dakadda oo ay isku maandhaafeen ganacsatada iyo maamulayaasha dekadda ka dib markii maamulka dakadda ay dalbadeen in la furfuro dhamaan badeecooyinka kasoo dagaya dakadda magaalada Muqdisho taas oo ganacsatadu ay gaashaanka ku dhufteen waloo hadda lasheegayo in sidii hore hawsha loo daayay.
 
< Prev   Next >

Money making becomes fun when you write about your area of interest and help others learn more about that area of interest and make yourself some money online at the same time. Below are some simple ways that people have used to make money online from their hobbies and areas of interest

Read more...
 

How to buy domain name that people will remember? What comes with a web site?
 Services such as domain name registration and web hosting are seperate but often bundled together. It is like buying a car and an insurance in the same car lot, in that if you buy domain name, you're often upsold to buy web hosting. Similarly, web hosting companies often guide you to purchasing a domain name for their web hosting service you get. It is like getting the tea for your water and sugar to make real good tea.
Read more...