Dalkanews Videos

  • Narrow screen resolution
  • Wide screen resolution
  • Auto width resolution
  • Decrease font size
  • Default font size
  • Increase font size
You are here: Home arrow News arrow In ka badan 20-xildhibaan oo goostay dalal dibadana iska dhiibay (Warbixin)
Paltalk Basic Registration 468x60px
In ka badan 20-xildhibaan oo goostay dalal dibadana iska dhiibay (Warbixin) PDF Print E-mail
Written by Admin   
Saturday, 24 October 2009
Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka soomaaliya ayaa iska dhiibay dalal dhowr ah, kuwaasoo galay damaca buufiska ah,kadib markii ay ka carareen dagaalada iyo ammaan darada ka jirta Caasimada Soomaaliya.
Warar ay xooraansatay Dalkanews.com ayaa sheegaya in xildhibaanadan ay gaarayaan ilaa labatameeyo,kuwaasoo ay ka mid yihiin mudanayaal caan ah,waxaana socota diiwaan gelinta lagu haayo mudanayaasha goostay.
 
Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Mudnayaal ay ka mid yihiin Xildhibaan Macalin Jiis, Xildhibaan Guurow iyo kuwo kor u dhaafaya 15-xildhibaan ayaa maalmihii la soo dhaafay ku qul qulay dalal ka tirsan qaarada Yurub,kuwaasoo durba isku dhiibay qaxooti ah.
 
Xildhibaano qaar ayaa diblomaasi ahaan isku dhiibay sida xildhibaan Macalin Jiis oo ku sugan dalka Talyaaniga,kaasoo sida la sheegay damac kag jira xildhibaanimadiisa,isla markaana doonaya inuu soo qaato sharciga Sijorno ee Talyaanigu bixiyo.
 
Wararka ayaa intaa ku daraya in xildhibaano dhowr ay doonayaan in marka sharci soo qaataan dib u soo laabtaan, halka kuwa kalena la sheegay in ammaan daro awgeed uga carareen.
 
Xildhibaanada faraha badan ee baarlamaank ayaa horaantii bishii May kala dhuuntay,kadib markii xaruntooda baarlamaaka lagu weeraray madaafiic, halka qaarkoodna ugaarsi loo dilay,waxaana inta badn xildhibaanadu yihiin kuwo masruuf-sugayaal ah oo qaarkood awoodin sameysashada ilaalo u gaar ah, tiiyo ay u dheer tahay ugaarsiga khaarijinta.
 
Ma ahan markii u horeysay ee xildhibaano ka tirsan baarlamaaka iska dhiibaan dalalka yurub, intii ay jirtay dowladdii uu hogaminayay C/laahi Yusuf ay jireen xildhibaano si siyaasadeysan dibada loogu safriyay, dabadeedna soo qaatay sharciyo, kadibna dalka dib ugu soo laabtay
Last Updated ( Saturday, 24 October 2009 )
 
< Prev   Next >

Money making becomes fun when you write about your area of interest and help others learn more about that area of interest and make yourself some money online at the same time. Below are some simple ways that people have used to make money online from their hobbies and areas of interest

Read more...
 

How to buy domain name that people will remember? What comes with a web site?
 Services such as domain name registration and web hosting are seperate but often bundled together. It is like buying a car and an insurance in the same car lot, in that if you buy domain name, you're often upsold to buy web hosting. Similarly, web hosting companies often guide you to purchasing a domain name for their web hosting service you get. It is like getting the tea for your water and sugar to make real good tea.
Read more...