Dalkanews Videos

  • Narrow screen resolution
  • Wide screen resolution
  • Auto width resolution
  • Decrease font size
  • Default font size
  • Increase font size
You are here: Home arrow News arrow Iska hor imaad kooban oo saaka ka dhacay agagaarka fariisimaha ciidamada Brundi ee Jaalle Siyaad.
Paltalk Basic Registration 468x60px
Iska hor imaad kooban oo saaka ka dhacay agagaarka fariisimaha ciidamada Brundi ee Jaalle Siyaad. PDF Print E-mail
Written by Admin   
Saturday, 24 October 2009
Iska hor imaad kooban oo la isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa saaka ka dhacay agagaarka fariisimaha ciidamada Brundi ee kulyadii jaalle siyaad ee wadada warshadaha,halkaasoo waabarigii saaka weeraro kula soo jermaadeen xoogaga Al-Shabab.
Weerarkan oo ahaa mid qorsheysan ayaa ka dambeeyay markii dagalyahano ka tirsan Xarakatu Al-Shabab dhowr jiho ka soo weerareen Kulyadii Jaalle siyaad oo fariisin u ah ciidamada Brundi,taasoo socotay qadar kooban.
 
Ilaa afar ruux ayaa ku dhaawacantay isku dhacaas kooban kuwaasoo ahaa dad rayid ah oo saarnaa gaari iska roge ah oo waday dhagxaan, kaasoo dagaal uu ku qabsaday afaafka hore ee kulyada jaalle siyaad xilli uu marayay.
 
Ma cada qasaare intaa ka badan oo labada dhinac ka soo kala gaaray dagalka, hase yeeshee saraakiil u hadashay Shabab ayaa sheegtay i qasaare culus u geysteen ciidamada Brundi.
 
Ciidamada Brundi ee ku sugan jaalle siyad yaa ah kuwo weeraro sugayal ah,kuwaasoo xilli kasta wajaha dagaalo iyo weeraro gantaalo ah oo dharaar iyo habeen lagu soo qaado.
 
< Prev   Next >

Money making becomes fun when you write about your area of interest and help others learn more about that area of interest and make yourself some money online at the same time. Below are some simple ways that people have used to make money online from their hobbies and areas of interest

Read more...
 

How to buy domain name that people will remember? What comes with a web site?
 Services such as domain name registration and web hosting are seperate but often bundled together. It is like buying a car and an insurance in the same car lot, in that if you buy domain name, you're often upsold to buy web hosting. Similarly, web hosting companies often guide you to purchasing a domain name for their web hosting service you get. It is like getting the tea for your water and sugar to make real good tea.
Read more...