Dalkanews Videos

  • Narrow screen resolution
  • Wide screen resolution
  • Auto width resolution
  • Decrease font size
  • Default font size
  • Increase font size
You are here: Home arrow News arrow Uganda oo U Jawaabtay Alshabaab
Paltalk Basic Registration 468x60px
Uganda oo U Jawaabtay Alshabaab PDF Print E-mail
Written by Admin   
Saturday, 24 October 2009
Madaxweynaha Uganda "Hadii ay isku dayaan Shabaab in ay weeraraan Uganda cawaaqim xumo ayay kula kulmayaan.
Madaxweynaha Uganda Yuweri Museveni ayaa si kulul uga jawaabay hanjabaadii Xarakatu Al-Shabab ee ahaa in ay weerarayaan caasimadaha dalalka Uganda iyo Brundi.
Isagoo ka hadlayay kulan madaxeedka Midowga Afrika ee qaxootiga iyo barakacayaash oo ka dhacayay casimada Kampala ayaa waxaa uu sheegay Madaxweyne Museveni in aany aqbaleyn weeraro uga yimaada kooxda Al-Shabab.
 
"Hadii ay isku dayaan Shabaab in ay weeraraan Uganda cawaaqim xumo ayay kulmayaan ha ogaadeen i aanu naqaan sida aan u weerarno kuwa na soo weerara"ayuu yiri Museveni oo sheegay in ciidamadooda aanay weerar aheyn.
 
Mr Museveni ayaa cadeeyay in doorkooda la og yahay, isla markaana ciidamadooda ay joogaan Madaxtooyada, Air Porka iyo Dekeda, waxaana uu intaa ku daray in ay og yihiin halka ay xarumaha ku leeyihiin Shabaab, balse aaay fasax u heysan in ay weerari karaan.
 
"Waa inaad u sheegtaan in ay cirka ku nuuleyn, hadey dayaxa dushiisa degenaan lahaayeen xoriyad ayay heli lahaayeen, laakii inta ay dhulka joogaan nama weerari karaan, jawaab adag ayaay heli doonaan"ayuu sii raaciyay madaxweynaha Uganda.
 
Hadalka Madaxweynaha Uganda Museveni ayaa ku soo beegmaya xilli Waaliga wilaayada Shabaab Shiikh cali maxamed xuseen uu sheegay in dagaalada Muqdisho ka furan ay u rari doonaan Kampala iyo Bujumbura,ayna ka aar-gudan doonaan duqeymaha ciidamada Amisom
 
< Prev   Next >

Money making becomes fun when you write about your area of interest and help others learn more about that area of interest and make yourself some money online at the same time. Below are some simple ways that people have used to make money online from their hobbies and areas of interest

Read more...
 

How to buy domain name that people will remember? What comes with a web site?
 Services such as domain name registration and web hosting are seperate but often bundled together. It is like buying a car and an insurance in the same car lot, in that if you buy domain name, you're often upsold to buy web hosting. Similarly, web hosting companies often guide you to purchasing a domain name for their web hosting service you get. It is like getting the tea for your water and sugar to make real good tea.
Read more...