Dalkanews Videos

  • Narrow screen resolution
  • Wide screen resolution
  • Auto width resolution
  • Decrease font size
  • Default font size
  • Increase font size
You are here: Home arrow Filimada arrow Latest arrow Aroos la-yaab leh oo ka dhacay dalka Malaysia (Daawo Sawirada
Paltalk Basic Registration 468x60px

Aroos la-yaab leh oo ka dhacay dalka Malaysia (Daawo Sawirada PDF Print E-mail
Written by dalka1   
Friday, 16 October 2009

Aroos la-yaab leh ayaa wuxuu ka dhacday Gobolka Selangor ee Magaaladda Madaxdiisu tahay Shah Alam, kadib markii aroos halmar oo qura ay wada galeen, Aabe iyo Wiil uu dhalay iyo Wiil uu odayga Awoowe u ahaa.

Arintaan ayaa waxay noqotay mid ay saxaafadda Caalamka si’aad ah uga wada faaloonaayeen. Taasoo lagu soo wada daabacay wargeysyada caalamka qaarkood. Dhanka kale dalkaasi Malaysia ayaa waxaa lagu qaxweynaayey arintaan layaabka leh ee ka dhacday Gobolka Selangor.

Waa arin ku wada cusub dadyowga caalamka iyo kuwo u dhashay dalkaasi Malaysia.
Seddexdaan Nin ay is dhalay ayaa da’doodu lagu kala sheegay 78 Jir. 35 Jir iyo 28 jir.
Maxamed Osman oo 78 jir ahna aaba dhalay Sawiah Awang ayaa sheegay iney aad iyo aad ugu wada faraxsan yihiin, ayna ogyihiin inuu yahay wax caalamka ku cusub, balse ay taariikhdu xusi doonto. Isku soo wada-duuboo waa markii ugu horeysay aroos noociisa oo kala ah uu ka dhacay dalkaasi Malaysia.

Akhristayaashada qiimaha iyo qaayaha lahow, bal sida aad u aragtiin wixii fikirkiina ah inoogu soo dira This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it .

This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it

Last Updated ( Saturday, 17 October 2009 )
 
< Prev   Next >

Money making becomes fun when you write about your area of interest and help others learn more about that area of interest and make yourself some money online at the same time. Below are some simple ways that people have used to make money online from their hobbies and areas of interest

Read more...
 

How to buy domain name that people will remember? What comes with a web site?
 Services such as domain name registration and web hosting are seperate but often bundled together. It is like buying a car and an insurance in the same car lot, in that if you buy domain name, you're often upsold to buy web hosting. Similarly, web hosting companies often guide you to purchasing a domain name for their web hosting service you get. It is like getting the tea for your water and sugar to make real good tea.
Read more...