Dalkanews Videos

  • Narrow screen resolution
  • Wide screen resolution
  • Auto width resolution
  • Decrease font size
  • Default font size
  • Increase font size
You are here: Home arrow Filimada arrow Univ.TV Videos arrow Maxamed C/rixmaan, Orodyahan Nasiib Daro La Kulmay
Paltalk Basic Registration 468x60px

Maxamed C/rixmaan, Orodyahan Nasiib Daro La Kulmay PDF Print E-mail
Written by Admin   
Wednesday, 14 October 2009
Maxamed C/rixmaan oo ah wiil Soomaali ah ayaa ka qayb qaatay tartanka maaradoonka oo dhowaan ka dhacay magaala madaxda labaad ee dalka Ingiriiska, Birmingham.  Nasiib daro, Maxamed waxaa u suurto geli weyso inuu ka farxiyo taageero yaal farabadan oo Soomaali ah oo halkii maaradoonka lagu qabtay soo buuxdhaafiyay si ay isha ugu arkaan orodyahanka.  Maxamed ayaa si kadis ah uga baxay tartanka kadib markii lugi xanuuntay.  Waa kanaa wareysi ay wargeysyada caalamka la yeesheen Maxamed ee uu uga hadlayo sababta keentay inuusan dhameysan tartankaas.
 
< Prev   Next >

Money making becomes fun when you write about your area of interest and help others learn more about that area of interest and make yourself some money online at the same time. Below are some simple ways that people have used to make money online from their hobbies and areas of interest

Read more...
 

How to buy domain name that people will remember? What comes with a web site?
 Services such as domain name registration and web hosting are seperate but often bundled together. It is like buying a car and an insurance in the same car lot, in that if you buy domain name, you're often upsold to buy web hosting. Similarly, web hosting companies often guide you to purchasing a domain name for their web hosting service you get. It is like getting the tea for your water and sugar to make real good tea.
Read more...