Dalkanews Videos

  • Narrow screen resolution
  • Wide screen resolution
  • Auto width resolution
  • Decrease font size
  • Default font size
  • Increase font size
You are here: Home arrow News
Paltalk Basic Registration 468x60px
News
Maxaa ka soo baxay kulankii Madaxweyne shariif iyo Golaha wasiirada (Warbixin) PDF Print E-mail
Written by dalka1   
Tuesday, 20 October 2009

Kulan xasaasi ah oo goor dhow aqalka madaxtooyada ugu soo gaba gaboobay Madaxweyne Shariif iyo golah wasiirada oo uu horkacayay R/wasaare Cumar C/rashiid ayaa lagaga hadlay xaaladihii u dambeyay ee dhinacyada siyaasada iyo ammaanka dalka, iyadoo kulanka ahaa mid albaabadu u laabnaayeen.

Read more...
 
Wasiirka maaliyada Shariif xasan oo lacago balaayiin shilin soomaali ka soo daadgureynaya Sudan. PDF Print E-mail
Written by dalka1   
Tuesday, 20 October 2009

Wasiirka maaliyada ahna R/wasaare kuxigeenka Soomaaliya Shariif xasan shiikh aadan oo ku sugan dalka Sudan ayaa la filayaa in maalmaha soo socda uu Suudan ka soo daabulo lacago balaayiin shilin soomaali ah oo horay dowladda soomaaliya heshiis ula gashay inay u dabacdo dowladda Sudan.

Read more...
 
DEG DEG:Madaxweyne Shariif oo kulan albaabada u xiran la leh Golaha Wasiirada, & warar kale. PDF Print E-mail
Written by dalka1   
Tuesday, 20 October 2009

Madaxweynaha dowladda soomaaliya Shariif Shiikh axmed ayaa haatan xarunta madaxtooyada kulan albaabada u xiran kula leh Golaha wasiirada soomaaliya oo uu hor kacayo R/wasaare cumar c/rashiid cali sharmaarke.

Read more...
 
Ma dhab baa in Sh. Cabdiraxman Macow uu Xiriir ka dhow kan dowladda la sameystay Itoobiya?,(Warbixin PDF Print E-mail
Written by dalka1   
Tuesday, 20 October 2009

Gudoomiyihii hore ee Maxkamadihii kala tegey ee gobolka Hiiraan, Sh. Cabdiraxmaan Macow oo mar ku biiray dowladda kadibna ka goostay isagoo sheegay inuu ku soo biiray Xisbul Islam, ayaa waxaa la sheegayaa inuu xiriir dhow la leeyahay Saraakiil dowladda Itoobiya ugu qaabilsan gobollada dalka gaarahaan gobolka Hiiraan.

Read more...
 
Maamulka gobalka Banaadir oo lagu wado in maalmaha soo socda xil ka qaadis lagu sameeyo. PDF Print E-mail
Written by dalka1   
Tuesday, 20 October 2009

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag u dhaliilsan qaabka uu ku howl galo maamulka gobolka banaadir,iyadoo ay socdaan qorshayaal la doonayo in xil ka qaadis lagu sameeyo guudahaan xubnaha uu maamulkaasi ka kooban yahay.

Last Updated ( Tuesday, 20 October 2009 )
Read more...
 
Saraakiisha ciidamada Amisom oo ku goodiyey inay tagayaan meel walba oo ka mid ah dalka soomaaliya. PDF Print E-mail
Written by dalka1   
Tuesday, 20 October 2009
Saraakiisha ciidamada brundi ee qeybta ka ah howl galka Amisom ayaa sheegay inay tagayaan meel walba oo ka mid ah dalka Soomaaliya,xilli shalay weeraro silsilado lagula eegtay xaruntooda jaalle siyaad ee magaalada Muqdisho, khasaarooyina la soo gaarsiiyey.
Last Updated ( Tuesday, 20 October 2009 )
Read more...
 
Ahlusuna Wal-jameeca oo sheegay in jawaab deg deg ka bixin doonaan qabuuro bur burintii ka dhacday G PDF Print E-mail
Written by dalka1   
Tuesday, 20 October 2009

Afhayeenka culumaa'udiinka ahlusuna Wal-jameeca ayaa ku hanjabay in jawaab deg deg ah ay ka bixin doonaan falkii shalay lagu burburiyay qabrigii Shiikh cali cibaar oo ka mid ahaa mashaa'iqdii ahlusuna wal-jameeca ee degmada galhareeri.

Last Updated ( Tuesday, 20 October 2009 )
Read more...
 
Wadada Warshadaha oo dib u furantay kadib dagaalo iyo weeraro xiriir ah oo shalay ka dhacay. PDF Print E-mail
Written by dalka1   
Tuesday, 20 October 2009

Wadada warshadaha oo ka mid ah wadooyinka halbowlaha u ah isu socodka caasimada Muqdisho ayaa saaka dib u furantay kadib muddo 8-sacaadood oo wadada ay ku xirantay dagaalo iyo weeraro xiriir ah oo lagu qaadayay Ciidamada Amisom qeybtooda Brundi.

Last Updated ( Tuesday, 20 October 2009 )
Read more...
 
Xizbul Islaam oo sheegay in si kama'a ay ku dhinteen ganacsatadii xalay lagu dilay B/weyn PDF Print E-mail
Written by dalka1   
Monday, 19 October 2009

Shiikh C/raxmaan Macow oo ah mas'uulka Xizbul Islaam ugu qeybsan gobolka Hiiraan oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada B/weyn ayaa sheegay in ganacsatadii xalay lagu laayay magaalada ay ku dhinteen gacanta ciidamada Xizbul Islaam, xilli uu sheegay inay howl gal ka sameynayeen magaalada.

Last Updated ( Tuesday, 20 October 2009 )
Read more...
 
Madaxweyne Shariif "Ma jirto sabab aan dal kale ciidan uga qorano, dalkaan malaayiin ayaa buuxda cii PDF Print E-mail
Written by dalka1   
Monday, 19 October 2009

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif shiikh axmed oo shir jaraa'id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka warbixiyay safaradii uu ku soo maray dalal ka tirsan caalamka, isagoo sheegay in hogaamiyayaasha dalalka ay booqdeen kala hadleen taageerada dowladda soomaaliyed.

Last Updated ( Tuesday, 20 October 2009 )
Read more...
 
Dowladda oo soo bandhigtay meydad ay sheegeen inay ajaaniib la dagaalameysa ahayaeen. PDF Print E-mail
Written by dalka1   
Monday, 19 October 2009

Dowladda soomaaliya ayaa maanta warbaahinta Muqdisho u soo bandhigtay meydadka ilaa labo ruux oo midkood ay ku sheegeen ajaaniib,kaas oo ay ku soo qabatay dagaal shalay ka dhacay wadada Maka Al-Mukarama ee degmada Hodan.

Last Updated ( Tuesday, 20 October 2009 )
Read more...
 
More...
<< Start < Prev 1 2 3 Next > End >>

Results 62 - 122 of 179

Money making becomes fun when you write about your area of interest and help others learn more about that area of interest and make yourself some money online at the same time. Below are some simple ways that people have used to make money online from their hobbies and areas of interest

Read more...
 

How to buy domain name that people will remember? What comes with a web site?
 Services such as domain name registration and web hosting are seperate but often bundled together. It is like buying a car and an insurance in the same car lot, in that if you buy domain name, you're often upsold to buy web hosting. Similarly, web hosting companies often guide you to purchasing a domain name for their web hosting service you get. It is like getting the tea for your water and sugar to make real good tea.
Read more...