|
Qarax miino oo saaka lala eegtay Kolonyo ciidamo Brundi la socdeen agagaarka Kulyadii Jaalle Siyaad. |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Monday, 12 October 2009 |
|
Qarax miino oo dhulka hoostiisa la geliyay, lagana hagayay meelaha fog fog ayaa saaka lala eegtay Kolonyo ay la socdeen Ciidamada Brundi ee fariisinka ku leh Kulyadii Jaalle Siyaad. |
|
Read more...
|
|
|
Xilibaanadii Baarlamaanka oo Idaacadaha Laga Baafinayo |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Monday, 12 October 2009 |
|
Baarlamaanka soomaaliya oo wali la' kooram uu ku fariisto & mudanayaashii ugu badnaa oo dibada ku maqan. Fadhi baarlamaanka ku yeelan lahaa maanta magaalada Muqdisho ayaa ku furmi waayay kooramka loogu tala galay fadhiyada baarlamaanka oo aan dhameyn tiradii uu ku fariisan lahaa baarlamaanka, taasoo keentay in gudoonka baarlamaanka ka baafiyaan idaacadaha. |
|
Read more...
|
|
|
Culumaa'udiinka Ahlusuna Wal-jameeca xukun ku riday dhalinyaro lid ku ah maamulkooda. |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Monday, 12 October 2009 |
|
Gudoomiyaha guddiga garsoorka ee Culumaa'udiinka Ahlusuna Shiikh Saciid Shiikh Maxamuud ayaa sheegay in cid kasta oo lid ku ah deegaanada ay u hureen naf iyo maalba ay gacan bir ah ku qaban doonaan. |
|
Read more...
|
|
|
Khilaaf xoogan oo ka taagan howlihii dekeda Muqdisho & maamulka dekeda oo isbaaro u dhigtay badeecad |
|
|
|
|
Written by dalka1
|
|
Sunday, 11 October 2009 |
|
Xaalad shaqo la'aan ah ayaa maalintii shanaad ka taagan howlihii Dekeda caalamiga ah ee magaalada Muqdisho, iyadoo howlaha dekeda ay noqdeen kuwo isbaaro ay u dhigteen shaqsiyaadka ku magacaaban maamulka dekeda. |
|
Last Updated ( Monday, 12 October 2009 )
|
|
Read more...
|
|
|
Kooxo hubeysan oo xalay ku dilay xaafada Suuq bacaad qof haweeney ah oo ka tirsan dadka deegaanka. |
|
|
|
|
Written by dalka1
|
|
Sunday, 11 October 2009 |
|
Kooxo hubeysan ayaa xalay fiidkii ku dilay degmada Yaaqshiid gaar ahaan xaafada Suuq bacaad qof haweeney oo la sheegay inay ka tirsaneyd dadka deegaanka. |
|
Last Updated ( Monday, 12 October 2009 )
|
|
Read more...
|
|
|
Ciidamo Itoobiyaan ah oo saaka soo buux dhaafay galbeedka magaalada B/weyn. |
|
|
|
|
Written by dalka1
|
|
Sunday, 11 October 2009 |
|
Ciidamo fara badan oo ka tirsan kuwa xabashida ayaa xalay iyo waabarigii saaka soo buux dhaafiyay deegaano dhaca galbeedka magaalada B/weyn oo qiyaastii u jira ilaa 40-Km,iyagoona dhaq dhaqaaqyo ciidan ay halkaasi ka wadaan. |
|
Last Updated ( Monday, 12 October 2009 )
|
|
Read more...
|
|
|
Ciidmo dowladda loo tababarayo oo dibedda loo qaaday, & Yurub oo ballan qaaday kharashka ku baxaya. |
|
|
|
|
Written by dalka1
|
|
Sunday, 11 October 2009 |
|
Boqolaal ka tirsan ciidamada dowladda dhowr todobaad ka hor lagu xereeyey dugsiga Xalane, ayaa labadii maalmood ee u dambeeyay tababarro loogu qaaday wadanka Ugandha, taasoo ka dambeysay markii dhowaan Midowga reer Yurub balan qaadeen tababar siinta ciidamada dowladda in bixinta wixii kharaj ah ee ku baxa. |
|
Last Updated ( Monday, 12 October 2009 )
|
|
Read more...
|
|
|
In ka badan 40-ruux oo ku dhaawacmay dagaalo iyo duqeymo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho. |
|
|
|
|
Written by dalka1
|
|
Sunday, 11 October 2009 |
|
Ku dhowaad 40-ruux oo rayid u badan ayaa la dhigay Isbitaalada magaalada Muqdisho, kuwaasoo xalay ku dhaawacmay dagaalo iyo duqeymo la isku miray, kaasoo ka dhacay degmada Hodan. |
|
Last Updated ( Monday, 12 October 2009 )
|
|
Read more...
|
|
|
Afhayeenka Al-Shabab oo ku tilmaamay abaabulka ciidamo ee ka socda Kenya mid lagu saacidayo Axmed Ma |
|
|
|
|
Written by dalka1
|
|
Sunday, 11 October 2009 |
|

Afhayeenka Xarakatu Al-Shabab Shiikh cali maxamuud raagge ayaa sheegay in abaabulada ciidamo uruurinta ee ka socda gudaha dalka Kenya ay yihiin kuwo horu-dhac ah oo lagu saacidayo Axmed madoobe oo ah xubin ka tirsan Xizbul Islaam, kaasoo dhowaan ay dagaalo ku dhex mareen magaalada Kismaayo. |
|
Last Updated ( Monday, 12 October 2009 )
|
|
Read more...
|
|
|
Booqasho laga dhaxlay rajo-xumo iyo Islaam ka carar |
|
|
|
|
Written by dalka1
|
|
Sunday, 11 October 2009 |
|
Booqasho laga dhaxlay rajo-xumo iyo Islaam ka carar
Dr. Maxamud M Culusow
This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it
Booqashada dheer ee Madaxweynaha Dowladda Federaalka KMG ah ee Midnimada Qaran ee Soomaliya (DFKMQ-S), Sheikh Sharif Sh Axmed iyo Lammaanihiisa Sharif Xasan Sheikh Aadan ku yimaadeen dalka Mareykanka waxaa laga dhaxlay rajo-xumo iyo Islaam ka carar. Sababaha waxaa ka mid ah: |
|
Last Updated ( Monday, 12 October 2009 )
|
|
Read more...
|
|