|
Cabudwaaq oo Tababar ugu Dhamaaday Ciidan Ka tirsan Ahlu Sunna |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Saturday, 07 November 2009 |
|
Maanta ayaa waxaa tababur ugu soo afjarmaya degmada Cabudwaaq, ciidan ka tirsan Ahlu Sunna WalJamaaca. Ciidamadaan oo tiradooda la sheegin ayaa halkaa ku tababaranay muddo dhan ilaa seddax bilood iyagoo ku xareysnaa xiro ciidan oo magaalada Cabudwaaq ku taala. |
|
Last Updated ( Saturday, 07 November 2009 )
|
|
Read more...
|