|
Isku Aadka Koobka Kubadda Cagta Aduunka |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Saturday, 05 December 2009 |
Koobka Kubadda Cagta ayaa dhowaan la soo saaray isku aad aadka group-yada oo ah sideed group. Halkaan waxaan kuugu heynaa video ah Koobka sidii uu u dhacay isku aad aadkii oo video ah kaamil ah. Daawo qaybahiisa kala duwan videoyada. |
|
Read more...
|
|
|
How Does $1 Million Dollars looklike? a Video of a Rich Guy Counting 1 Million Dollars in Cash |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Wednesday, 25 November 2009 |
The word unlucky is a relative term. But I am one of those unlucky people that have never seen $1 Million Dollars in Cash! Have you? Check out the Video of a guy counting $1 Million Dollars in green Cash right in front of you! I wonder if the money is really his. |
|
Last Updated ( Wednesday, 25 November 2009 )
|
|
Read more...
|
|
|
ila Qosol - Wadaadka oo Qudbo Ku Shacatireenaya daawo |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Friday, 20 November 2009 |
Daawo Video ah Sh. Shariif oo qudbo ka jeediyay markii uu safarka ku marayay dalka Mareykanka ku shacatireeyay. Video-gan shacatirada ah ayaa ku jireen dhowr qaybood oo shacatirada sida loo jarjaray, waxaana soo duubay SOMTV, TV-ga caalamiga ah ee ka soo baxa Minnesota. Video-ga ayaa lagu soo geliyay magac ah 'ila qosol - culimaa na waashay'.
|
|
Last Updated ( Friday, 20 November 2009 )
|
|
Read more...
|
|
|
Waayaha Cusub Waa Hee! Hees Cusub by Waayaha Cusub |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Thursday, 19 November 2009 |
Waayaha Cusub: Kooxda Waayaha Cusub ayaa soo saartay hees cusub taasoo ay u bixiyeen Waayaha Cusub Waa. Heestan ayaa ah mid ay isku dayayaan inay ka warbixiyaan kooxda Waayaha Cusub iyo sida ay isku arkaan fanaanintaasi. Waxyaabaha ay isku tilmaameen ayaa ka mid ah, Waayaha Cusub waa Culumadii iwm. Bal daawo oo aragtidaada soo qor oo noo sheeg haddii sida ay iyagu isku tilmaameen adiguna kuula muuqdaan. |
|
Read more...
|
|
|
Soomaali is raacday Alahayoow.by Barmuudo Boys |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Saturday, 14 November 2009 |
Soomaali is raacday alahayoow Kuligeen is raacnee Alahayoow Calankeenii hooyo alahayoow badbaado gooni Alahayoow ilkacase kooxdiisa ayaa qaadday heestaan. waa kooxda la yiraahdo barmuudo boys. waa dhalinyaro soomaaliyaa oo isku aruursatay soomaalinimo iyo jaceel ay u qabaan soomaaliya. ilaahay ha ku garab galo dadaalkooda dhalinyaradaan fiican ee barmuudo boys.
Hees by Burco Boys! Kaa ilmeynaya marka aad miraheeda maqasho. Feature: Ilkacase oo ah fanaan caan ku ah heesaha wadaniga ah. |
|
Last Updated ( Saturday, 14 November 2009 )
|
|
Read more...
|
|
|
|
<< Start < Prev 1 2 Next > End >>
|
| Results 1 - 9 of 18 |