Dalkanews Videos

  • Narrow screen resolution
  • Wide screen resolution
  • Auto width resolution
  • Decrease font size
  • Default font size
  • Increase font size
You are here: Home arrow Filimada
Paltalk Basic Registration 468x60px

Filimada
Aas Qaran oo Loo Sameeyay General Maxamed Nuur Khayr PDF Print E-mail
Written by Admin   
Monday, 28 September 2009
 Taliye ku xigeenkii Ciidamada Booliska Dowladda KMG, General Maxamed Nuur Maxamed Khayr, oo maantay Aas Qaran loogu sameeyey Caasimada magaalada Muqdisho.  Generaal Maxamed Nuur Khayr ayaa u geeriyooday dhaawac culus oo ka soo gaaray ismiidaamintii lala beegsaday ciidamada AMISOM ee jooga Muqdisho.  Maydka ayaa lagu soo celiyay Muqdisho kadib markii diyaar looga keenay Nairobi oo loo geeyay daaweyn.
Read more...
 
DAAWO Ururka Al-qaaciida oo Digniin u Diray Barack Obama PDF Print E-mail
Written by Admin   
Sunday, 27 September 2009

Last Updated ( Sunday, 27 September 2009 )
Read more...
 
Xerada Qaxootiga aduunka ugu weyn oo Xaaladda dadka ku nool aad looga dayrinayo PDF Print E-mail
Written by Admin   
Sunday, 27 September 2009
Xerada Qaxootiga ugu weyn aduunka ee ku taal Kenya, Dadaab, oo ay hadda ku noolyihiin tiro qaxooti Soomaali ah oo ku dhow 300,000 ayaa ah mid aad iyo aad xaaladdeedu u liitado iyadoo dadku ay aad u buuxdhaafiyeen kuna nool yihiin nolol ciriiri ah xaaladoodana laga dayrinayo. Daawo video laga soo duubay xeradaas. Waa Video cusub oo ku tusaya qaxootiga halkaa ku nool iyo nolol maalmeedkooda adigoo arki kara sida xerada u weyntahay markii kor lagaa tuso iyadoo la moodo magaalo oo kale.
Last Updated ( Sunday, 27 September 2009 )
Read more...
 
M.W. Shrif oo Khudbad dheer ka jeediyey QM, Halkaan ka daawo PDF Print E-mail
Written by dalka1   
Saturday, 26 September 2009

Last Updated ( Saturday, 26 September 2009 )
Read more...
 
Riyaale oo Bixiyay Shir Jaraa'id uu Kaga Jawaabayo Xisbiyada Mucaaradka - PDF Print E-mail
Written by Admin   
Friday, 25 September 2009
Dhageyso Wareysi xasaasi ah oo Riyaale Ka bixiyay warar beryahaan ay xisbiyada mucaaradka ku sheegeen in hadii uu kursiga ka degi waayo ay iyaguna magacaabayaan madaxweyne cusub. Dhageysi (DAAWO) shirkan Jaraa'id ee uu uga digayo in dadweynaha reer Somaliland ay banaanbax dambe sameeyaan. Ma dhaarbaa? mise waa Talo? Waxaan xasuusanaa sidii ayaan dhoweeto loo xasuuqay dad mudaaharaadayay.
Last Updated ( Friday, 25 September 2009 )
Read more...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>

Results 82 - 90 of 133

Money making becomes fun when you write about your area of interest and help others learn more about that area of interest and make yourself some money online at the same time. Below are some simple ways that people have used to make money online from their hobbies and areas of interest

Read more...
 

How to buy domain name that people will remember? What comes with a web site?
 Services such as domain name registration and web hosting are seperate but often bundled together. It is like buying a car and an insurance in the same car lot, in that if you buy domain name, you're often upsold to buy web hosting. Similarly, web hosting companies often guide you to purchasing a domain name for their web hosting service you get. It is like getting the tea for your water and sugar to make real good tea.
Read more...