|
Dhalinyar Jihaad Ka Galay Yemen - Aadan Madoobe oo Ka Hadlay |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Wednesday, 30 September 2009 |
|
Sh. Aadan Madoobe oo ka hadlay dhalinyar Soomaali ah oo la sheegay inay ka dagaalamayaan Yemen. Dhageyso/Daawo Universal TV |
|
Last Updated ( Wednesday, 30 September 2009 )
|
|
Read more...
|
|
|
Warbixin Isbitaalka Madiina Ku Dhinteen Dad Dhaawac Ka Soo Gaaray Duqeyntii Suuqa |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Wednesday, 30 September 2009 |
Dadkii dhaawacu ku soo gaaray madaafiicdii shalay lala dhacay Suuqa bakaaraha ayaa kormeer UniversalTV kusoo fiirisay. Ilaa seddax ruux ayaa ku geeriyooday isbitaalka Madina iyadoo isbitaalka la keenay 31 dhaawac ah, 21na la jiifiyay Isbitaalka iyagoo qabay dhaawacyo aad u culus. Video-gan ayaa lagu wareystay qaar ka mid ah dhaawacaas |
|
Last Updated ( Wednesday, 30 September 2009 )
|
|
Read more...
|
|
|
Xasuuqii Suuqa iyo Banaanbax Ka dhacay halkaas oo UnivTV soo tebisay |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Wednesday, 30 September 2009 |
Suuqa Bakaaraha oo banaanbax la isugu soo baxay ayaa UniversalTV ka soo bixisay warbixintan iyadoo dadka xamaasaddu aad u kacsaneed ka wareystay qasaarooyinka keenay madaafiicdii lagu soo riday suuqaas. Daawo video-gan ah mid aad u calool xumo badan. Waa Cawil Abuukar Maxamed, UniversalTV oo warbixintan inoo soo diyaariyay |
|
Read more...
|
|
|
Silent Cry: Warbixin VOA - Daawo |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Tuesday, 29 September 2009 |
SILENT CRY
- FILM SOOMAALI AH OO LAGU SOO BANDHIGAY WASHINGTON D.C.
Daawo bandhigga Filimkaas |
|
Last Updated ( Wednesday, 30 September 2009 )
|
|
Read more...
|
|
|
Written by Admin
|
|
Tuesday, 29 September 2009 |
Daawo Telivisionka SomaliTV ee Ka soo baxa Mareykanka Axad kasta. Barnaamijka maanta waa majaajilooyin, sheeko, iyo heeso soconaya ku dhowaad 30 daqiiqo. |
|
Last Updated ( Tuesday, 29 September 2009 )
|
|
Read more...
|
|
|
|
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>
|
| Results 73 - 81 of 133 |