|
30 Dhalinyar Reer Burco ah oo Badda Qaadday Iyagoo Tahriibaya |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Thursday, 01 October 2009 |
Dhalin yar gaareysa 30 ayaa 18 kii bishan ka baxay magaalada Tiribuli ee Dalka Liibiya iyagoo u tahriibay Yurub raacayna doon. Dhalinyartii ayaa hadda lagu la'yahay badda iyadoo wararka la is dhexmarinayo magaalada ay sheegayaan in dhalinyartaasi ay badda ku geeriyoodeen. UniversalTV ayaa soo wareysatay eheladdii ay dhalinyartaasi magaalada Burco uga tageen, kuwaas oo aad u murugeysan. Dhalinyarta la la'yahay ayaa ka mid ah C/naasir Sacaad Ducaale 19 jir, iyo Guuleed Suldaan Cali oo 20 jir. Sidoo kale Jaamac Haruuse Siciid iyo C/rashiid Xasan Ismaaciil oo eheladiisu ugu dambeeysay markii uu ka tahriibayay Liibiya isagoo soo sheegay inuu markaas doon sii raacay. |
|
Last Updated ( Thursday, 01 October 2009 )
|
|
Read more...
|
|
|
Xisbiyada isaga soo horjeeday Doorashada Gobollada waqooyi oo saxiixay Heshiis |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Thursday, 01 October 2009 |
Madaxweynaha gobolladda waqiiye ee Somaliland iyo labada gudeemiye Ucud iyo Kulmiye oo saxiixay heshiis ka koobnaa lix qodob oo ee beesha caalamka usoo gudbisay dowladda Somaliland. Waa Universaltv warbixin ay ka soo diyaarisay. Madaxweyne Riyaale ayaa sidoo kale amar ku bixiyey in la sii daayo dadkii lagu soo xirxiray mudaaharaadyo dhowaan ka dhacay magaalada Hargeysa kuwaas oo isaga looga soo horjeeday. Xaflad loo qabtay saxiixa heshiiskan ayaa waxaa ka qudbeeyay gudoomiyaha xisbiyada mucaaradka iyo wikiilo ka socda dowladda Ingiriiska oo wakiil uga ahaa beesha caalamka fulinta heshiiska. Daawo warbixinta Universal TV ee ku saabsan arinkaan |
|
Last Updated ( Thursday, 01 October 2009 )
|
|
Read more...
|
|
|
60 haween ah ee uu soo ritay cudurka kaadi heysta oo ku jira isbitaalka ciidamada AMISOM |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Thursday, 01 October 2009 |
Isbitaalka AMISOM ayaa mar dhow dib loo furayo iyadoo ay hadda jiifaan haween Soomaali ah oo gaaraya 60 oo la xanuunsanaya cudurka kaadiheysta. Bariijiye Buhuuko oo ah afhayeenka ciidamada AMISOM ayaa isna sheegay in isbitaalkan dib loo furu doono si loo qaabilo dad badan oo Soomaali ah oo aad ugu baahan. Waa warbixin uu Universal TV u soo diyaariyay wariyaha caanka ah Xuseen Nuur Geeseey (DAAWO) |
|
Last Updated ( Thursday, 01 October 2009 )
|
|
Read more...
|
|
|
DKMG oo Ka Cudur Daaratay Duqaytii Bakaaraha |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Thursday, 01 October 2009 |
Shir jaraa'id ee Daahir Maxamuud Geele ku qabtay xarunta warfaafinta dowladda KMG ah ee Muqdisho ayaa ka warbixiyay duqeyntii ay ciidamada AMISOM u geysteen suuqa bakaaraha, isagoo sheegay in AMISOM ay cudur daar ka bixineyso duqeyntaas. Daawo warbixintan ee wariye Maxamed Cismaan ee UniversalTV ka soo diyaariyay shirkaan Jaraa'id - Riix Read More hoos ama Titleka (VIDEO) |
|
Read more...
|
|
|
Shirkii Jaraa'id ee Xisb ISlaam |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Thursday, 01 October 2009 |
Video: Xizbul Islaam oo si kulul uga jawaabay hadalka Afhayeenka Maamulka islaamiga Kismaayo, kuna tilmaamay hadii Axmed Madoobe la soo weeraro duulaan lagu soo qaaday Xizbul Islaam |
|
Read more...
|
|
|
|
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>
|
| Results 64 - 72 of 133 |