|
Kulaylihii La Dhaafay oo Magaalada Barbara aad U Kululeed |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Sunday, 04 October 2009 |

Barbara oo laga kala guuray kulayl magaalada loo dhex joogi waayay darteed kaasoo keenaya koronto la'aan iyo biyahii oo yaraaday. Daawo warbixintan UniversalTV kasoo diyaarisay Barbara |
|
Last Updated ( Sunday, 04 October 2009 )
|
|
Read more...
|
|
|
Xilibaan Ka Tirsan DKMG ah oo U Digay Xisbil Islaamka Hiiraan |
|
|
|
|
|
Wadooyinka Xiran oo Dadweynaha Ka Cabanayaan |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Sunday, 04 October 2009 |
Dhibaatooyinka ay keeneen xeritaanka wadooyinka Muqdisho oo sii kordheysa ayaa shacabka reer Muqdisho ka cabanayaan. Warbixin dheer oo UniversalTV ka soo diyaarisay arinkaan ayaa sheegaya in dowladdu ku howlantahay sidii wadooyinkaas dib loo furi lahaa. Daawo warbixintaan. Wadooyinka u xiran ciidamada AMISOM oo xiray wadooyinkan kadib markii qarax ismiidaamin ah lala beegsaday ayaa ku cudurdaaranaya inay wadooyinkaas u xireen si aanay si kedis ah u xabadayn dad shacab ah |
|
Read more...
|
|
|
Tababar U Socday Suxifyiin Haweyna oo Loogu soo Gabagabeeyay Baydhabo |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Sunday, 04 October 2009 |
|
Toban gabdhood oo suxufiyiin ah ayaa magaalada Baydhabo loogu soo gabogabeeyaya Seminar sedex maalin soconayay. (DAAWO SAWIRADA) |
|
Read more...
|
|
|
You Can NOW Own Piece of Your Country's Oil - How About ThAt? |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Saturday, 03 October 2009 |
Trading the Somali Oil on the U.S. Stock Exchange - Video-gan daawo ka hadlaya in lakala iibsanayo shidaalka laga qodi doono dhulkeena kaasoo bedeli doono qiimaha oilka joogo hadda. Waxaad laga iibsan karaa shidaalkaas shirkad dayaar la ah inay ku iibiso $0.50 qaybtiiba iyadoo hadhoow qiimahaas ilaa 1500% kor u kacayo markii shidaalkaasi diyaar noqdo. Waa hadii dalkeena nabadi ka dhalato oo dadka qodi doono ay u suurto gasho. |
|
Last Updated ( Sunday, 04 October 2009 )
|
|
Read more...
|
|
|
|
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>
|
| Results 55 - 63 of 133 |