|
Maansadii Muran iyo mutaxan qaybtii 3AAD (Abdiraxiin Hilowle Galeyr) |
|
|
|
|
Written by dalka1
|
|
Tuesday, 13 October 2009 |
|
Waxaan hada ka hor sanadkan horaantii soo bandhigay laba qaybood oo hore oo maansadani lahayd oo midna ay doodi dhexmaraysay wadaada ama ururada islaamiga ah oo isku dhinac ah iyo madaxweyne shariif waqtigii la dioortay febrayo ayay tan kalena soo baxday oo waxaa isugu jawaabayay Garabkii asmara ee maxaakiimta ka hadhay iyo alshabaab oo ka doodayay qaabkii ay howlahooda u sii wadi lahaayeen |
|
Last Updated ( Wednesday, 14 October 2009 )
|
|
Read more...
|
|
|
Watangula oo Caddeeyay in Codsi Tababar kasoo Gaaray DKMG |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Tuesday, 13 October 2009 |
Watangula: Tababar Ciidan Waa Wadnaa, Laakiin...
Wasiirka arimaha dibadda ee dalka Kenya Moses Watangula ayaa sheegay in ay jiraan codsiyaal dowladda Soomaaliya kaga soo codsatay in tababar loogu sameeyo ciidamo nabad ilaalin oo iyagu soo dhiibteen, hase yeeshee, sida uu sheegay wasiirka, ma jiraan dad Kenya u dhashay oo tababar Soomaaliya lagu difaacayo loo tababarayo. Daawo Warbixintan Kenyan CItizen TV ka soo diyaarisay warkan kasoo yeeray Watangula. |
|
Last Updated ( Tuesday, 13 October 2009 )
|
|
Read more...
|
|
|
Burcadnimo Ma Bixisaa Biilka? Misa Beesha Caalamkaa Ka Quuta? |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Monday, 12 October 2009 |
Yaa Ka Taajiray Baddeena?
Warbixin Dheer oo ay soo diyaarisay RT (Russia Today) ka hadlaya kooxaha ka quuta burcad badeednimada iyo weliba faragalinta shisheeye ka indhasaaban sababaha ka dambeeya in ay imaato burcad badeednimada. Barnaamijkan waa kaa ilbaxinaya mugdiga ah yaa ka faa'iidaysta burcad badeednimoda. Waa barnaamij xasaasi ah. |
|
Read more...
|
|
|
Qaar Ka Mid Dhalinyar Garissa Laga Qafaalay oo Tababarka Milatary Ka Hadlay |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Friday, 09 October 2009 |
Daawo warbixin ku saabsan Soomaalida loo uruurinayo tababar military oo loogu diyaarinayo in la geeyo Soomaaliya si ay uga qayb qaataan dagaallada ka socda halkaas - (Video) Kenyan CitizenTV ayaa wareystay qaar ka mid kuwa loo soo kaxeeyay tababarkaas miliatary isagoo ka sheekeeyay waxyaabaha lagula heshiiyay iyo lacagaha la siinayo marka uu tababarkaas ka qayb galo mushaar ahaan. |
|
Last Updated ( Friday, 09 October 2009 )
|
|
Read more...
|
|
|
South Africa wracked by racist attacks |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Friday, 09 October 2009 |
Cabdilqaadir Xassan, a Somali Businessman had his head and many parts of his body burned
At least 62 people were killed last year in South Africa in xenophobic attacks that displaced tens of thousands of people. Now the three million immigrants from Zimbabwe, Mozambique, Somalia and the Democratic Republic of Congo fear racist attacks are on the rise again. The South African government has tried to reintegrate some of those displaced by last year's violence but, as one Somali businessman tells Al Jazeera, foreigners are still at risk. Imran Garda reports from Johannesburg. |
|
Read more...
|
|
|
|
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>
|
| Results 46 - 54 of 133 |