|
Diyaaradaha Laga Hago Meelo Fog oo La Bilaabay In Lagu Goobo Burcad Badeedka |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Friday, 13 November 2009 |
Diyaarada duulaha iyagoon qofna ku dhex jirin lagana hago remote control ayaa loo isticmaalaa goobista kooxaha burcad badeedka ah. Inkastoo ay diyaaradahan ay ka arki karaan burcad badeedka meelo fog, hadana waxaan u suurto gelin inay diyaradu ama dadka kaamiradeeda ka arka masawirrada ay soo gudbiso, inay ogaadaan in dadka doonta ay fiirinayso markaas saaran ay yihiin burcad badeed ama dad kaluumeysanaya, sababtoo ah, burcad badeedku waa qarsadaan hubkooda oo diyaaradu ma arki karto hubka. |
|
Last Updated ( Friday, 13 November 2009 )
|
|
Read more...
|
|
|
Burcad Badaadii oo Isbaarooyinkoodii 1000 mile Badda Gudaha ugu Sii fogeystay |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Friday, 13 November 2009 |
 FOX NEWS, Burcad badeedda ayaa waayahan danbe howl galkoodii kula sii fogaanaya badda Indian Ocean gudaheeda iyagoo meelo aad uga fogfog xeebaha Soomaaliya. Sida Fox News wareysi ay la yeelatay mid ka mid ah sarkaalada Mareykanku u xilsaartay arrimaha Burcad badeedka.
|
|
Read more...
|
|
|
Video: Dhibaatooyinka Heysta Saxaafadda iyo Shaqaalaha Radio and Shabelle TV la Wareysanayo |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Friday, 13 November 2009 |
Saxaafadda ka shaqeysa gudaha Muqdisho ayaa had iyo goor ku jira qatar dhanka amaankooda ah. Warbixintan waa mid ka hadlaysa dhibaatooyinka heysta saxaafadda iyo shaqaalaha telivisionnada. Daawo shaqaalaha Shebelle TV iyo Radio Station oo qaarkood la wareystay iyo sawirro laga soo qaaday xafiisyadooda sida kan Shabelle Website iyo Radio Station. |
|
Read more...
|
|
|
Aljazeera Visits Hargeisa New Report - Nov 11 |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Wednesday, 11 November 2009 |
Somaliland has been hailed as a beacon of stability in the troubled Horn of Africa region since declaring independence from Somalia in 1991.
But Al Jazeera's Mohamed Adow, reports that some experts now believe the self-declared republic is at crisis point, as an election row deepens. The current tension in Somaliland centres on the presidential election, which was due to have been held on September 27. The polls have been postponed indefinitely due to serious differences between the political parties since 2008.
This uncertainty has led to increased concern about Somaliland in the international community, and a flare-up of political animosity within the territory. Recent violence, particularly in the capital Hargeysa, has shown that the crisis in Somaliland has changed from being political to one of security and stability.

|
|
Last Updated ( Wednesday, 11 November 2009 )
|
|
Read more...
|
|
|
Weli Ma araktay Oktoobareeyda Cusub? |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Wednesday, 11 November 2009 |
Ciidanka Dowladda KMG
Ayaa Beryahan wada Dhoolatus ay kusoo bandhigayaan xooggooda Inkastoo kaa Laga arki la'yahay dagaallada ay lagalaan kooxaha hubeysan ee ka taliya dalka badankiis. Daawo Video-gan Dhoola Tuska ah! |
|
Read more...
|
|
|
|
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>
|
| Results 28 - 36 of 133 |