|
La Kulan BOB oo reer HOLAND ah oo Afkaaga Kuugu Sheekeynaya |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Wednesday, 18 November 2009 |
MA TAQAANAA AFSOOMAALIGA?
Ninkaan u dhashay dalka Holland lana yiraah BOB ayaa si heer sare ah ugu hadli kara luuqadda Afka Soomaaliga isagoo ku hadlayay muddo dhan 12-sano. Ninkaan ayaa hadda dadka Soomaalida ah ka caawiya dhanka tarjumaadda. Daawo wareysi ay la yeelatay UniversalTV ninkaan reer Netherlandska ah oo xataa si xeel dheer ah u yaqaana maahmayada iyo qaar ka mid ah goboyadda Soomaaliga ah. |
|
Last Updated ( Thursday, 19 November 2009 )
|
|
Read more...
|
|
|
Alshabaab oo Calankeena Ku Sheegay Mid ay Gaalo Soo Dhiibtay hadii Laga Waayay Astaamaha Dhaqankeena |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Tuesday, 17 November 2009 |
Sarkaal ka tirsan Ururka Alshabaab lana yiraah Sh. Suldaan Maxamad Almaxamed oo ah madaxa tacliinta iyo dacwada ee gobolka Shabeelada Hoose ayaa Universal TV u sheegay in ururka uu ka tirsan aysan marnaba wadahadal la galayn dowladda KMG ah ee Soomaaliya. Waxaa kale ee intaas ku daray in ay beentahay wararka dadka beryahaan is dhexmarinayaan ahna in walaayadu dadka ilkaha dahabka ka siibtaan iyo in qofkii aan iyaga raacsaneyn dilaan. Mar laga wareystay arrinta calanka ayuu sheegay in calanka ay macquul tahay in raggii markii horeba soo alifay looba soo dhiibay oo asalkiisu gaalo ka yimid. Waxaa uu Almaxamed ku daray in uusan lahayn astaamaha dhaqanka Soomaaliyeed maadaama aysan ka muuqan waxyaabaha hidaha iyo dhaqanka sida waranka, haraga, iyo biloowaha. |
|
Read more...
|
|
|
Faroole oo Careysan oo Ka hadlaya Shirkii Isaga iyo Shariif DHexmaray |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Sunday, 15 November 2009 |
Madaxweynaha Puntland oo ka carooday natiijadii ka soo baxday shirkii dhawaan isaga iyo Sh. shariif dhexmaray kaasoo sh. Shariif ka diiday dhowr codsi ee uu faroole soo horkeenay. Daawo Faroole oo arinkaa ka hadlaya. |
|
Last Updated ( Sunday, 15 November 2009 )
|
|
Read more...
|
|
|
Dahabshiil Money Transfer Company Lifeline of our People- ALjazeera's Adow Reports |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Sunday, 15 November 2009 |
Shirkadda caanka ku ah xawaallada lacagta taasoo ay isticmaalaan sanad kasta malaayiin Soomaali ah, ayaa Aljazeera warbixin gaar ah ka soo saartay. Warbixintan ayaa ah mid Maxamed Cadoow uu kusoo kormeeray xafiisyada waaweyn ee Dahabshiil ku leedahay Hargeysa isagoo ka hadlaya howlaha dahabshiil u qabato shacabka. |
|
Last Updated ( Sunday, 15 November 2009 )
|
|
Read more...
|
|
|
Dad La Laayay hadana Lagu Kor Dhaanteeynayo |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Sunday, 15 November 2009 |
|
Waa maxay dadkaan u eg Soomaalida (kuwa dega gelinka shanaad) hadana ku tumanaya dhaantana ku kor ciyaaraya dadkii (ahna meyd) ay laayeen. Waa masawirro Cajiib ah oo aan weligeed horey loo arag. Ilaah baa na lehe waxaa ka sii daran yar ay qabteen kuwaas oo ay weydiinayaan magacyada dadka dhulka daadsan ee mayd ah kuwaas oo uu mid mid u sheegayo magacyadooda. Ninkaas naxdin keligeed wax dili karta ayaa ka muuqata |
|
Read more...
|
|
|
|
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>
|
| Results 19 - 27 of 133 |