Dalkanews Videos

  • Narrow screen resolution
  • Wide screen resolution
  • Auto width resolution
  • Decrease font size
  • Default font size
  • Increase font size
You are here: Home arrow Filimada
Paltalk Basic Registration 468x60px

Filimada
Dowladda oo Wadaxaajood ka Codsanaya Mucaaradka PDF Print E-mail
Written by Admin   
Thursday, 10 September 2009
Wasiirka warfaafinta Daahir Maxamed Geele ayaa sheegay in aad uga xuntahay dowladda KMG ah dagaallada lagu soo beegayo xiliyada afurka ah oo ay nasan lahaayeen dadka saaimiinta ah. Dadka soomaan ayaa har iyo habeen ku jira cabsi iyo argagax ay ka qaadeen weerooyinka ka dhaca Muqdisho iyagoo markastaa afurku soo dhowaado ay intay u farxi lahaayeen afurka ay helayaan ay ka naxaan xabadda kusoo fool leh habeenkaas. Wariyaha Universal TV, Cabdinuur Muudi al-Cadaala ayaa warbixintan soo diyaariyay
Last Updated ( Thursday, 10 September 2009 )
Read more...
 
Dagaal Ka Dhacay Maka al Mukaramah - Universal TV warbixin ah PDF Print E-mail
Written by Admin   
Thursday, 10 September 2009
Dagaal ayaa ka dhacay Maka Al-Mukarama kaasoo carqalad geliyay nolol maalmeedka dadkii agagaarka Maka al-Mukaramah deganaa. Warbixintan waxaa loo soo diyaariyay Universal TV oo wareysatay dadka dagaalkaasi ka kor dhacayay
Last Updated ( Thursday, 10 September 2009 )
Read more...
 
Waxaa dalka Jabuuti U dhoofay madxwaynaha Dowladda KMG PDF Print E-mail
Written by Admin   
Thursday, 10 September 2009
Madaxweynaha Dowladda qaranka Soomaaliyeed ayaa u dhoofay dalka Djabuuti kadib markii uu ka helay Ismaaciil Cumar Geele Madaxweynaha dalkaas casumaad rasmi ah. Daawo UniversalTV warbixin ay arinkaan ka soo saartay.
Last Updated ( Thursday, 10 September 2009 )
Read more...
 
Shirkadaha reer galbeedka oo ka faa'iidaystay Burcadka Badda PDF Print E-mail
Written by Admin   
Wednesday, 09 September 2009
Daawo warbixin ku saabsan shirkadaha reer galbeedka oo ka faa'iideysta dhibaatooyinka ay keenaan burcad badeedka qafaasha maraakiibta ganacsatada ee dhex dibaaxa agagaarka badda Soomaaliya
Read more...
 
Ciidan Miletari ah oo Lagu Soo Wado Dalkeena PDF Print E-mail
Written by Admin   
Wednesday, 09 September 2009
Ciidanka Militeriga Lagu Tababarayo Jabuuti ayaa dhan ku dhowaad kun askari. Daawo videogan faahfaahinaya tababarka iyo goorta lagu soo wado Soomaaliya
Last Updated ( Wednesday, 09 September 2009 )
Read more...
 
<< Start < Prev 11 12 13 14 15 Next > End >>

Results 127 - 133 of 133

Money making becomes fun when you write about your area of interest and help others learn more about that area of interest and make yourself some money online at the same time. Below are some simple ways that people have used to make money online from their hobbies and areas of interest

Read more...
 

How to buy domain name that people will remember? What comes with a web site?
 Services such as domain name registration and web hosting are seperate but often bundled together. It is like buying a car and an insurance in the same car lot, in that if you buy domain name, you're often upsold to buy web hosting. Similarly, web hosting companies often guide you to purchasing a domain name for their web hosting service you get. It is like getting the tea for your water and sugar to make real good tea.
Read more...