Dalkanews Videos

  • Narrow screen resolution
  • Wide screen resolution
  • Auto width resolution
  • Decrease font size
  • Default font size
  • Increase font size
You are here: Home arrow Univ.TV Videos
Paltalk Basic Registration 468x60px

Univ.TV Videos
Abaaraha iyo amni daradda oo dowladdu ka hadashay PDF Print E-mail
Written by Admin   
Wednesday, 16 September 2009
Daawo Universal TV : warbixin ku saabsan abaaraha ka dhacaya Soomaaliya iyo Dowladda oo weli rajo ka leh wadahadal iyo wadaxaajood ay la galaan mucaaradka iyagoo had iyo goor ku celceliya inay diyaar u yihiin inay ka qanciyaan kuwaasi kasoo horjeedi waxay ay tabanayaan.
Last Updated ( Friday, 18 September 2009 )
Read more...
 
Mareekaanku Nama Soo Wargelin oo Weerar By Gooni U qaadeen PDF Print E-mail
Written by Admin   
Wednesday, 16 September 2009
Kadib weerarkii Mareykanku ku qaaday Saraakiil ka tirsan Shabaabka oo ay ku laayeen, ayaa gudoomiyaha Shabellada Hose Cabdiqaadir Sh. Maxamed Nuur, Mareykanka ku eedeeyay in aysan soo wargelin dowladda KMG ah iyo masuuliyiinta u jooga agagaarka halkii ay Helikobtarada Mareykanku weerarka ka qaadeen. Daawo Warbixinta Universal TV
Last Updated ( Friday, 18 September 2009 )
Read more...
 
Dhalinyartii Lug iyo Gacan Isdhaaf ah Laga Gooyay oo Dowladdu Soo Bandhigtay PDF Print E-mail
Written by Admin   
Tuesday, 15 September 2009
Video ah: Dowladda soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay afartii dhalinyaro ee labo bilood ka hor Xarakatu Al-Shabab ka jareen gacanta iyo lug is-dhaaf ah kadib markii saraakliil ka tirsan ay sheegeen inay ku soo qab qabteen falal burcadnimo ah.
Read more...
 
Geel in Lagu Gambanayo Laga Shakiyay oo La Laayay PDF Print E-mail
Written by Admin   
Monday, 14 September 2009
 Muqdisho wax kastaa oo dhacaya la arag laakiin waxaa noo dhimanaa xoolihii oo la xabadeenayo.  Bal daawo mashaqada halkaan ka taagan.  Waa geel daadsan jidka oo la sheegay in ciidamada AMISOM, kadib markay ka shakeeyeen in dadka watay ahaayeen mucaaradka dowladda oo kusoo gambanayay geelaas, ay xabadeeyeen iyagoo laayay geelii meesha marayay.  Daawo Universal TV oo gaartay meeshii maydkii geelu daadsanaa.
Read more...
 
Ciidamo Naafada Xooga Dalka oo Ku Geeriyooday Duqeyn Loo Geystay Isbitaalka Martiini oo La Aasay PDF Print E-mail
Written by Admin   
Sunday, 13 September 2009

AAS Lagu Qabtay Iskoolkii Buliisiyo: Duqeyn loo geystay isbitaalka Martiini ayaa ku geeriyoodeen Sagaal ka mid ah ciidamii naafada ayaa lagu aasay iskoolkii Buliisiyo ee Muqdisho. Daawo Video ah Aaskaas

Last Updated ( Sunday, 13 September 2009 )
Read more...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 Next > End >>

Results 37 - 45 of 49

Money making becomes fun when you write about your area of interest and help others learn more about that area of interest and make yourself some money online at the same time. Below are some simple ways that people have used to make money online from their hobbies and areas of interest

Read more...
 

How to buy domain name that people will remember? What comes with a web site?
 Services such as domain name registration and web hosting are seperate but often bundled together. It is like buying a car and an insurance in the same car lot, in that if you buy domain name, you're often upsold to buy web hosting. Similarly, web hosting companies often guide you to purchasing a domain name for their web hosting service you get. It is like getting the tea for your water and sugar to make real good tea.
Read more...