|
Warbixin Isbitaalka Madiina Ku Dhinteen Dad Dhaawac Ka Soo Gaaray Duqeyntii Suuqa |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Wednesday, 30 September 2009 |
Dadkii dhaawacu ku soo gaaray madaafiicdii shalay lala dhacay Suuqa bakaaraha ayaa kormeer UniversalTV kusoo fiirisay. Ilaa seddax ruux ayaa ku geeriyooday isbitaalka Madina iyadoo isbitaalka la keenay 31 dhaawac ah, 21na la jiifiyay Isbitaalka iyagoo qabay dhaawacyo aad u culus. Video-gan ayaa lagu wareystay qaar ka mid ah dhaawacaas |
|
Last Updated ( Wednesday, 30 September 2009 )
|
|
Read more...
|
|
|
Xasuuqii Suuqa iyo Banaanbax Ka dhacay halkaas oo UnivTV soo tebisay |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Wednesday, 30 September 2009 |
Suuqa Bakaaraha oo banaanbax la isugu soo baxay ayaa UniversalTV ka soo bixisay warbixintan iyadoo dadka xamaasaddu aad u kacsaneed ka wareystay qasaarooyinka keenay madaafiicdii lagu soo riday suuqaas. Daawo video-gan ah mid aad u calool xumo badan. Waa Cawil Abuukar Maxamed, UniversalTV oo warbixintan inoo soo diyaariyay |
|
Read more...
|
|
|
Aas Qaran oo Loo Sameeyay General Maxamed Nuur Khayr |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Monday, 28 September 2009 |
Taliye ku xigeenkii Ciidamada Booliska Dowladda KMG, General Maxamed Nuur Maxamed Khayr, oo maantay Aas Qaran loogu sameeyey Caasimada magaalada Muqdisho. Generaal Maxamed Nuur Khayr ayaa u geeriyooday dhaawac culus oo ka soo gaaray ismiidaamintii lala beegsaday ciidamada AMISOM ee jooga Muqdisho. Maydka ayaa lagu soo celiyay Muqdisho kadib markii diyaar looga keenay Nairobi oo loo geeyay daaweyn. |
|
Read more...
|
|
|
Aaway Raadiyiihii Dalka? Warbixin Ku Saabsan |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Wednesday, 23 September 2009 |
Warbixintan, waa mid ku saabsan Radio Muqdisho iyo xaaladda raadiyahaas haatan ku suganyahay. Daawo Video-gan |
|
Last Updated ( Wednesday, 23 September 2009 )
|
|
Read more...
|
|
|
Warbixn Ku Saabsan Xaalada guud ee Isbitaalka Keesineey |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Wednesday, 23 September 2009 |
|
Waa warbixin ku saabsan Isbitaalka Keesineey oo ay jiifaan 70 ruux oo badankood dhaawac dagaallada kasoo gaaray ah. Daawo Warbixintaan. |
|
Last Updated ( Wednesday, 23 September 2009 )
|
|
Read more...
|
|
|
|
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 Next > End >>
|
| Results 28 - 36 of 49 |