|
Kulaylihii La Dhaafay oo Magaalada Barbara aad U Kululeed |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Sunday, 04 October 2009 |

Barbara oo laga kala guuray kulayl magaalada loo dhex joogi waayay darteed kaasoo keenaya koronto la'aan iyo biyahii oo yaraaday. Daawo warbixintan UniversalTV kasoo diyaarisay Barbara |
|
Last Updated ( Sunday, 04 October 2009 )
|
|
Read more...
|
|
|
Xilibaan Ka Tirsan DKMG ah oo U Digay Xisbil Islaamka Hiiraan |
|
|
|
|
|
Wadooyinka Xiran oo Dadweynaha Ka Cabanayaan |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Sunday, 04 October 2009 |
Dhibaatooyinka ay keeneen xeritaanka wadooyinka Muqdisho oo sii kordheysa ayaa shacabka reer Muqdisho ka cabanayaan. Warbixin dheer oo UniversalTV ka soo diyaarisay arinkaan ayaa sheegaya in dowladdu ku howlantahay sidii wadooyinkaas dib loo furi lahaa. Daawo warbixintaan. Wadooyinka u xiran ciidamada AMISOM oo xiray wadooyinkan kadib markii qarax ismiidaamin ah lala beegsaday ayaa ku cudurdaaranaya inay wadooyinkaas u xireen si aanay si kedis ah u xabadayn dad shacab ah |
|
Read more...
|
|
|
30 Dhalinyar Reer Burco ah oo Badda Qaadday Iyagoo Tahriibaya |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Thursday, 01 October 2009 |
Dhalin yar gaareysa 30 ayaa 18 kii bishan ka baxay magaalada Tiribuli ee Dalka Liibiya iyagoo u tahriibay Yurub raacayna doon. Dhalinyartii ayaa hadda lagu la'yahay badda iyadoo wararka la is dhexmarinayo magaalada ay sheegayaan in dhalinyartaasi ay badda ku geeriyoodeen. UniversalTV ayaa soo wareysatay eheladdii ay dhalinyartaasi magaalada Burco uga tageen, kuwaas oo aad u murugeysan. Dhalinyarta la la'yahay ayaa ka mid ah C/naasir Sacaad Ducaale 19 jir, iyo Guuleed Suldaan Cali oo 20 jir. Sidoo kale Jaamac Haruuse Siciid iyo C/rashiid Xasan Ismaaciil oo eheladiisu ugu dambeeysay markii uu ka tahriibayay Liibiya isagoo soo sheegay inuu markaas doon sii raacay. |
|
Last Updated ( Thursday, 01 October 2009 )
|
|
Read more...
|
|
|
Xisbiyada isaga soo horjeeday Doorashada Gobollada waqooyi oo saxiixay Heshiis |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Thursday, 01 October 2009 |
Madaxweynaha gobolladda waqiiye ee Somaliland iyo labada gudeemiye Ucud iyo Kulmiye oo saxiixay heshiis ka koobnaa lix qodob oo ee beesha caalamka usoo gudbisay dowladda Somaliland. Waa Universaltv warbixin ay ka soo diyaarisay. Madaxweyne Riyaale ayaa sidoo kale amar ku bixiyey in la sii daayo dadkii lagu soo xirxiray mudaaharaadyo dhowaan ka dhacay magaalada Hargeysa kuwaas oo isaga looga soo horjeeday. Xaflad loo qabtay saxiixa heshiiskan ayaa waxaa ka qudbeeyay gudoomiyaha xisbiyada mucaaradka iyo wikiilo ka socda dowladda Ingiriiska oo wakiil uga ahaa beesha caalamka fulinta heshiiska. Daawo warbixinta Universal TV ee ku saabsan arinkaan |
|
Last Updated ( Thursday, 01 October 2009 )
|
|
Read more...
|
|
|
|
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 Next > End >>
|
| Results 19 - 27 of 49 |