|
|
Ciidanaka Badda oo Soo Bandhigay Qalab ay Lahaayeen Maraakiib Ka Kaluumeysanaysay Xeebaheena |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Wednesday, 25 November 2009 |
Waxaa ciidamada badda soo bandhigeen qalabka lagu kaluumeysto kuwaasoo ay ka soo qabqabteen maraakiib shisheeye oo caadeystay inay ka kaluumeystaan badda iyo xeebaha ku dhow dhow Soomaaliya. Admiral Guuto faarax Axmed (faarax qare) oo ah talyaha ciidamada Marineska ee Soomaaliya ayaa bandhigaas ka jeediyay hadal gaaban ee uu ku faahfaahinayo dhibaatooyinka iyo qasaaraha ay keenaan kooxaha shisheeye ee sida sharci daradda ah u dal dasha qayraadka baddeena. Daawo warbixintan ah video ku saabsan bandhigaas. UniversalTV |
|
Last Updated ( Wednesday, 25 November 2009 )
|
|
Read more...
|
|
|
Taliyaha dalka oo Ka Hadlay Faroole iyo Ahlu Sunna - Shirjaraa'id |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Saturday, 21 November 2009 |
Sh. Shariif ayaa shir jaraa'id uu dhowaan ku qabtay Muqdisho, kaga hadlay xiriirka ka dhexeeye Ahlu Sunna Wal jamaaca iyo war la hayay beryahaan oo sheegay in tafaraaruq soo dhexgalay dowladda KMG ah iyo iyaga. Sidoo kale waxaa uu kaga hadlay shirkan jaraa'id kulan uu dhowaan la yeeshay madaxweynaha maamul goboleedka Puntland isagoo faahfaahin ka bixiyay waxyaabihii Faroole uu miiska soo saartay. Daawo video-gan ah shirkii Jaraa'id ee uu Madaxweynuhu dhowaan ku qabtay Muqdisho. |
|
Last Updated ( Saturday, 21 November 2009 )
|
|
Read more...
|
|
|
Aadan Madoobe oo Ka Hadlay Kulan uu La Yeeshay Hey'adaha Deeq Bixiyeyaasha |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Saturday, 21 November 2009 |
Sh Aadan madoobe, ayaa dhowaan Nairobi kula kulmay hayadaha deeqaha bixiya sida UNDP AWEBA NDI iyo kuwa kale si ay uga wada xaajoodaan waxyaalo kala duwan oo baarlamaanka u baahanyahay. Waxaa kale ee uu la kulmay gudiyo ka socda Midowga Yurub, Norway iyo Mareykanka kuwaasoo uu kala hadlay arimaha nabadgelyada iyo dhisidda dastuurka ee Soomaaliya. Waxaa ka mid ahaa qudobadda ugu muhiimsanaa ee kulankaasi la isku soo qaaday in siminaaro loo qabto xilibaanada baarlamaanka si ay u bartaan arrimaha waajibaadkooda baarlamaanka. Daawo Sh. Aadan Madoobe oo si dheer u faahfaahinaya kulankaas. |
|
Read more...
|
|
|
La Kulan BOB oo reer HOLAND ah oo Afkaaga Kuugu Sheekeynaya |
|
|
|
|
Written by Admin
|
|
Wednesday, 18 November 2009 |
MA TAQAANAA AFSOOMAALIGA?
Ninkaan u dhashay dalka Holland lana yiraah BOB ayaa si heer sare ah ugu hadli kara luuqadda Afka Soomaaliga isagoo ku hadlayay muddo dhan 12-sano. Ninkaan ayaa hadda dadka Soomaalida ah ka caawiya dhanka tarjumaadda. Daawo wareysi ay la yeelatay UniversalTV ninkaan reer Netherlandska ah oo xataa si xeel dheer ah u yaqaana maahmayada iyo qaar ka mid ah goboyadda Soomaaliga ah. |
|
Last Updated ( Thursday, 19 November 2009 )
|
|
Read more...
|
|
|
|
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 Next > End >>
|
| Results 1 - 9 of 49 |